Afhayeen cusub ayaa loo magacaabay Ciidamada Booliska, sida lagu sheegay Wareegto kasoo baxday Taliyaha guud ee ciidamada Booliska.

Wasaarada Amniga Xukuumada Soomaaliya ayaa uga digtay Idaacadaha magaalada Muqisho inay baahiyaan Wararka Al-Shabaab xubnaha Alshabaab.