Browsing: Afmadow
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta darajada Gaaahaanle Sare u dalacsiiyey Taliyaha Ciidamada daraawiishta Jubbaland ee Degmada Afmadow Gaashaanle…
Taliyaha Ciidamada Daraawiishta ee Degmada Afmadow ee Gobolka Jubbada Hoose Mahad Maxamed Islaam ayaa qarxiyey xog ku saabsan in Madaxweynaha…
Nabadoon ka tirsanaa Alshabaab ayaa isu dhiibay maamulka Jubbaland, kadib markii uu ka baxsadayiyadoo lagu soo bandhigay Degmada Afmadow.
8 Askari ayaa ku geeriyooday Qarax Miino dhulka lagu aasay oo lala beegsaday Gaari ay saarnaayeen ciidamo ka tirsan maamulka…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in dagaal qaraar uu duleedka degmada Afmadow ee Gobolka Jubbada Hoose ku dhex maray Alshabaab…
Kooxda Alshabaab ayaa fal daldalaad ah ku fulisay shalay nabadoon caan ah oo ay hore uga soo afduubteen degmada Afmadow…
Dowladda Kenya ayaa sheegtay in Alshabaab ay ka dishay maleeshiyo fara badan dagaallo ku dhex maray gobolka Jubada Hoose.
Madaxweynaha mamulka Jubba Axmed Maxamed Islaan (Madoobe) ayaa socdaal gaaban ku tegay degaanada Afmadow iyo Qooqaani, Taabto iyo Dhoobley isagoo…
