Wararka laga helayo magaalada Boosaaso ee Gobolka Bari ayaa sheegaya in halkaasi galabta lagu dilay mas’uul ka tirsan Madaxtooyada Puntland.
Browsing: Agaasime la dilay
Dabley hubaysan oon heybtooda la garan ayaa caawa xaafada Garsoor ee Magaalada Gaalkacayo ku dilay Agaasimihii Wasaarada Qorshaynta iyo xiriirka Caalamiga…
Wararka laga helayo magaalada Muqssiho ayaa sheegaya in Gudoomiye ku xigeenkii hore ee degmada Dharkeynley, gobolka Banaadir ay, dhowaana loo magacaabay agaasimaha…
