Wasiirka Waxbarashada Xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Daahir Cismaan ayaa isku shaandheyntii ugu weyneyd ku sameeyay Agaasimayaasha Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare.