Wararka laga helayo Magaalada Dhuusamareeb ee Xaruta Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya ka tirsan AMISOM lagu wareejiyay ammaanka magaaladaasi.
Browsing: Ahlu suna
Wararka laga helayo degaanka Xeraale ee gobolka Galgaduud ayaa waxa ay sheegayaan in xiisad dagaal ka taagan tahay halkaasi.
Galmudug ayaa beenisay war uu maanta faafiyay Jen. Maxamed Nuur Galaal oo ku saabsan waanwaan uu ka dhex waday maamullada…
Jenenaraal Maxamad Nuur Galaal oo waanwaan ka dhex waday maamulada Galmudug iyo Ahlu suna ayaa shaaciyay qodobo ay isla garteen…
Jenenaraal Maxamad Nuur Galaal oo ka mida saraakiishii hore ee ciidamada milateriga Soomaaliya ayaa shaaciyay qorshe lagu mideynayo maamulada Galmudug…
Wararka laga helayo magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Gobalka Galgaduud ayaa sheegaya in xiisad colaadeed ay ka taagan tahay magaalada.
Wararka laga helayo magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegaya in dagaal culus ka socdo duleedka magaaladaasi ee xarunta maamulka Ahlu suna.
Jeneraal Maxamed Nuur Galaal oo ka mida saraakiishii hore ee ciidamada dalka, si aad ahna ugu dhow maamulka Ahlu suna…
Dagaal kale ayaa maanta dib uga qarxay degaanka Xeraale ee gobalka Galgaduud, kaasoo u dhaxeeya maleeshiyada degaanka iyo kuwa Ahlu…
Dagaalkii ugu cuslaa ayaa shalay ka dhacay degaanka Xeraale ee Gobolka Galgaduud, iyadoo qasaare kasoo gaaray maleeshiyada Maamulka Ahlusunna ee…
Kooxda Alhu sunna ee Gobollada Dhexe ayaa digniin kama danbeys ah u diray maleeshiyada degaanka Xeraalka oo dagaallo qaraar ay…
Dagaal ayaa mar kale maanta dib uga qarxay degaanka Xeraalka ee Gobolka Ggalgaduud, iyadoo qasaare weyn uu geystay.
Wararka laga helayo gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in dagaal qaraar uu maanta ka qarxay degaanka Xeraale.
Maamulka Galmudug ayaa markii ugu horeysay wadahadallo qarsoodi ah la furay mas’uuliyiinta Ahlu suna ee Gobollada Dhexe.
Maamulka Ahlu suna ee Gobollade Dhexe ayaa shaacisay inay kala qaadeen maleeshiyo Beeleedkii ku dagaalamay Gobolka Hiiraan.
Maamulka Ahlu suna ee Gobollada Dhexe ayaa xabsiga dhigay haweeney xildhibaan ka ah Baarlamaanka maamulka Ahlu suna ee Gobollada Dhexe.
Madaxweynaha mamulka Ahlu suna Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa magacaabay taliyeyaal ciidan oo hoos taga maamulkiisa.
Wararka laga helayo magaalada Dhuusamareeb inay ka taagan tahay xiisad ka dhalatay xil ka qaadis lagu sameeyay saraakiisha sare ee…
Maamulka Gobolada Dhexe ee Ahlusuna ayaa war kasoo saaray doorashadii shalay ka dhacday magaalada Cadaado ee madaxweynaha Galmudug loogu doortay…
Madaxweynaha Maamulka Ahlusuna ee gobollada dhexe Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa dowladda Federaalka ku eedeeyay fashilkii waanwantii Galmudug iyo…
