Madaxweynaha maamulka Ahlu suna ee Gobolada Dhexe Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa shaqadii ka eryay maamulkii degmada Dhuusmareeb ee…
Browsing: Ahlu suna
Wararka laga helayo Magaalada Dhuusamareeb, gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in ciidamo gadoodsan oo ka tirsan Maamulka la magac baxay Gobolada Dhexe ee…
Liibaan Maxamud Madaxweyne oo ahaa sarkaal ka goostay ciidamada dowladda Soomaaliya ee fadhigoodu yahay Galmudug oo ku dhaawacmay dagaalkii uu…
Kooxda Ahlu suna ee Gobolada Dhexe ayaa ka hadashay xariga ciidamada dowladda Soomaaliya ay xireen Cabdi Nuur Siyaad oo laga…
Maamulka Ahlu suna ee Gobolada Dhexe ee Soomaliya ayaa la sheegay in sarkaalkii dhowaan kula dagaalamay magaalada Dhuusmareeb ee Liibaan…
Wararka laga helayo magaalada Cadaado ayaa sheegaya in ciidamada Nabadsugidda ee ka howlgala Galmudugay qabteen Hub ku socday Kooxda Ahlu…
Ciidamada Nabadsugidda Soomaaliya ayaa la sheegay inay gacanta ku dhigeen Cabdi Nuure Siyaad (Cabdi Waal) oo hore uga baxsaday ciidamada Nabadsugidda…
Dowladda Federaalka iyo kooxda Ahlu suna ee Gobollada Dhexe maamulkooda ayaa isku heysta halkii la geyn lahaa dhaawaca sarkaalkii ka…
Kooxda Ahlusunna ee Gobolada Dhexe ayaa la sheegay in sarkaalkii ay la dagaalameen dhowaan ee Liibaan Maxamuud (Liibaan Madaxweyne) ayna ku…
Maleeshiyada Ahlu suna ee Gobollada Dhexe ayaa la sheegay inay xireen nin la dhashay Sarkaalka ay dagaal kula galeen magaalada…
Wararka laga helayo magaalada Dhuusamareeb xarunta gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in ciidamo Itoobiyaan oo wata Gaadiidka dagaal oo fara badan…
Wasiirka Warfaafinta maamulka Galmudug Maxamud Aadan Cusmaan (Mesegowaay) ayaa sheegay in ay maqleen dagaalada ka dhacay xalay ilaa saakay magaalada…
Maamulka Ahlu sunna ayaa ka hadlay khasaaraha dagaalkii ka dhacay magaalada Dhuusamareeb ee gobolka Galgaduud oo u dhaxeeyay Ahlu sunna…
Wararka laga helayo magaalada Dhuusamareen ee xarunta Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in dagaalkii ka socday magaaladaasi uu weji cusub yeeshay…
Dagaal culus oo la isku adeegsanayo hubka waaweyn iyo kuwa yaryar ayaa ka socda magaalada Dhuusamareeb e Gobolka Galgaduud, kadib…
Maamulka Ahlu suna ee Goboladda Dhexe ayaa u diiday inay degaanada ay ka taliyaan yimaadaan wafdi uu hogaaminayay siyaasiga Axmed C/salaan…
Maamulka Ahlusunna ee Gobolada dhexe ee Soomaaliya ayaa sheegay inaysan marna la fariisanayn maamulka ay isku hayaan maamulida deegaanada gobolka…
Wasiirka Arimaha Gudaha iyo Federalka C/raxmaan Maxamed Xuseen (Odowaa) Soomaaliya ayaa farriin u diray kooxda Ahlu suna ee gobolada dhexe…
Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Prof. Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari) iyo wafdi uu hogaaminayo oo uu ka mid yahay ku xigeenkiisa labaad…
Ciidamo Itoobiyaan ah ayaa saaka la wareegay Garoonka diyaaradaha magaalada Magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Gobolka Galgaduud, iyagoo maleeshiyo u joogtay…
