Sarkaal kale oo tirsan ciidamada dowladda Soomaaliya oo wata ciidan iyo Afar baabuurta dagaalka ah ayaa ka goostay Ciidamada Maamulka…
Browsing: Ahlu suna
Kooxda Ahlusunna ee Gobolada Dhexe ayaa iska beenisay eedeyn ka soo yeeray maamulka Galmudug oo ku saabsaneyd inay taageero ka…
Xiisad colaadeed oo kacsan ayaa ka jirta duleedka magaalada Dhuusamareeb degaanka u dhaxeeya Mareergur iyo Godinlabe oo la sheegay in…
Wararka laga helayo degmada Dhuusamareeb ee Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in kooxda Ahlu suna ay soo food saartay cabsi ku…
Wararka laga helayo magaalada Dhuusamareeb ee xarunta gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in Saraakiisha Ciidamada Itoobiyaanka ee ku sugan magaaladaasi ay si…
Dhaqdhaqaaq ciidan ayaa ka jira xuduudka u dhaxeeya maamulka Galmudug iyo Ahlu Sunna gobollada Dhexe ee Soomaaliya kadib xiisad la…
Kooxda Ahlu suna e gobollada dhexe ayaa ogolaatay inay dib u furto warbaahintii madaxa bannaaeyd ee ka howl galeysay Guriceel…
Ciidamada Amaanka Maamulka Galmudug iyo kuwa nabad-sugidda dowladda Federaalka Soomaaliya ee ku usgan degmada Cadaado ee oo ah xarunta maamulkaasi…
Maamulka Ahlusunna ee Gobolada Dhexe ayaa albaabada isugu laabay laba Idaacadood ku yaalla magaalooyinka ay ka taliyeen ee Guriceel iyo…
Saxafiyiinta ka howlgala degaanada ay ka taliso Ahlu suna-da Gobolada Dhexe ayaa go’aan ku qaatay inay xiriirka u jaraan isla…
War hadda naga soo gaaray magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegaya in kooxda Ahlu suna ee halkaasi ka talisa ay maxkamad hor…
Kooxda Ahlu suna ayaa lagu wadaa inay maanta maxkamad hor keento saxafiyiin ay xabsiga dhigtay maalmihii ugu danbeeyay kadib markii…
Kooxda Ahlu suna ee gobolada Dhexe ee fadhigeedu yahay magaalada Dhuusamareeb ee xarunta gobolka Galgaduud ayaa shaacisay inay maxkamad soo…
Maamulka Ahlu suna ee Magaalada Dhuusamareeb ayaa mar kale xabsiga u taxaabay saxafiyiin kale kadib markii uu saddex weriye xiray xalay…
Kooxda Ahlu suna ee goboladda dhexe ayaa magaalada Dhuusamareeb ka sameeyay howlgal ay ku qab-qabanayaan weriyeyaal ka howlgala magaaladaasi kadib…
Wasiirka Wasaarada Gaashaandhiga Xukumadda Soomaaliya Gen. C/qaadir Sheikh Cali Diini oo maalmihii ugu danbeeyay ku sugnaa degmada Caabudwaaq ayaa fariin kulul…
Dagaalo ka dhacay degmada Caabudwaaq xalay iyo saaka oo Jimce ahayd ee Gobolka Galgaduud ayaa dhaliyay in kooxda Ahlu suna…
Kooxda Ahlu suna ee fadhigeedu yahay magaalada Dhuusamareeb ayaa maanta la wareegtay Saldhigga degmada Caabudwaaq kadib markii ciidamo kooxdan ka…
Wararka laga helayo gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in dagaal culus uu dhex maray maleeshiyada Kooxda Ahlu suna iyo ciidamada dowlada…
Kooxda Ahlusunna ee gacanta ku heysa degmada Dhuusmareeb ee xarunta gobolka Galgaduud ayaa maanta dhoolatus maleeshiyo kusoo bandhigtay fagaare ku yaala…
