Madaxweynaha Xilka sii haya ee Galmudug ayaa soo saaray wareegto uu xilka uga qaaday Wasiir ka tirsan Xukuumadda Galmudug oo…
Browsing: Ahlu suna
Xaaladda magaalada Dhuusamareeb ayaa kacsan, kadib markii ciidamo ka amar qaata hoggaamiyaha Ahlu suna Macalin Maxamuud oo ka tegay degaanka…
Madaxa Xukumadda Galmudug ee fadhigiisu magaalada Dhuusamreeb Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa dalbaday inuu Ra’iisal wasaare Kheyre si degdeg…
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyr, ayaa maanta kormeeray ciidamada xoogga dalka ee ka tirsan guutada 15-aad ee taliska…
Iyadoo aan xal kaam dambeys ah laga gaarin xiisadda siyaasadeed ee ka dhex alsoosantay Xukuumadda Soomaaaliya iyo Ahlu suna ayaa…
Hoggaaminaya Ahlu-suna Macalin Maxamuud Sheekh Xasan ayaa ka hor yimid ciidamo ka tirsan dowladda Federaalka oo la geyn lahaa magaalada…
Wararka laga helayo magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegaya in madaxda Ahlu suna ay dalab adag hor dhigeen Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xasan…
Ciidamo gadoodsan ayaa la wareegay Garoonka diyaaradaha magaalada Dhuusamareeb, iyadoo amar ku bxiiyey inaysan wax diyaarad ah kasoo degi karin…
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa maanta tababar u furay ciidamadii dhawaan laga qarameeyay degaannada Galmudug ee…
Waxaa magaalada Dhuusamareeb ka bilaabanaya diiwaangelinta ciidamada Ahlu suna ku wareeejisay dowladda Somalia, iyadoo ay halkaasi ku sugan yihiin taliyeyaasha…
Ra’iisul Wasaaraha xukumadda federalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa maanta booqday Xerada 21aad ee ciidamada xoogga dalka ee magaalada Dhuusamareeb…
Kooxdii Ahlu-Suna ee la midowday Maamulkii Galmudug ee uu hoggaaminayey Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa halis ugu jirta inay mar…
Ra’isal wasaaraha xukuumadda Somalia Xasan Cali Kheyre ayaa maanta ku sii jeeda magaalada Caddaado, halkaasoo ay ka socoto qabanqaabada soo…
Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle (Xaaf) ayaa go’aan culus soo saaray caawa, isagoo ku dhawaaqay inay doorasho ka dhaceyso maamulka…
Iyadoo dalal badan oo dunida muslimka ka mida ay maanta u dabaal degayaan maalinta koowaad ee Ciidul fitriga ayaa dalal…
Ciidamada Amniga ee ku sugan degaanka Guriceel ayaa ku guuleystay inay fashiliyaan is-miidaamiye ka tirsan Alshabaab oo damacsanaa inuu isku…
Wararka laga helayo degaanka Guriceel ee gobolka Galguduud ayaa sheegaya in Ciidamada maamulka ay qabteen Nin lagu tuhmay inuu is-miiidaamiye…
Wasaaradda Awqaafta iyo Diinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in maalinta beri ah ay tahay maalinta koowaad ee Bisha Ramadaan.
Wararkii ugu danbeeyay ee laga helayo Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in qasaare xoog leh uu dhaliyey dagaal beeleedka xalay iyo…
Wararka laga helayo Gobolka Galgaduud ayaa sheegay in dagaal beeleed u dhaxeeya maleeshiyo beeleed uu halkaasi ka qarxay, isagoo socda…
