Kooxda Warbaahinta Alshabaab ee loo yaqaan Alkataa’ib ayaa baahisay muuqaal cusub oo ku saabsan weerarkii ay Alshabaab ku qaadeen degaanka…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in madaafiic dhowr ah ay ku soo dhaceen qaar ka mida xarumah dowladda…