Faahfaahin dheeraad aya ayaa laag helayaa qarax Miino saaka ka dhacay degaanka Lafoole ee duleedka magaalada Muqdisho.
Browsing: Alshabaab
Ciidamada kumaandooska Danab ayaa howlgallo ay ka fuliyeen Gobollada Hiiraan iyo Sh/Dhexe ku qabtay saraakiil ka tirsan Alshabaab.
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa weerar Bam oo xalay lagu qaaday Guriga Wasiirka Wasiirka Degaanka iyo Dalxiiska ee Jubbaland,…
ALshabaab ayaa sheegatay weerar ka dhacay degaanka Gandershe ee Gobolka Sh/Hoos, kaasoo ahaa is-miidaamin lagu qaaday ciidamo Soomaali iyo Amrican…
Ciidamada dowladda ayaa weerar ku qaaday degaano ay ku sugan yihiin Alshabaab oo ka tirsan Gobolka Galgaduud.
Taliska Ciidamadda Xoogga dalka ayaa shaaciyey in howlgal qorsheysan lagu dilay horjooge ka tirsan Alshabaab iyo ilaaladii la socotay.
Howlgal ay ciidamada Kumaandooska Soomaaliya ka fuliyeen Gobolka Jubbada Dhexe ayaa lagu dilay horjooge ka tirsan Alshabaab.
Machadka Hiraal ee Muqdisho ayaa faafiyey warbixin ku saabnsan sida Alshabaab ugu dhex milantay qeybaha bulshada iyo dowladda Soomaaliya, uguna…
Maxkamadda ciidamada Qalabka-sida ayaa xukuno isugu jira Dil toogasho iyo Xabsi ku riday saddex eedeysane oo lagu eedeeyay inay ka…
Nin hubeysan oo ka tirsan Dableyda Alshabaab ayaa weerar ku qaaday maanta ciidamo ka tirsan Booliska oo ku sugnaa xaafadda…
Wararka laga helayo Gobolka Sanaag ayaa sheegaya in maleeshiyo ka tirsan Al-shabaab ay la wareegeen degaano ka tirsan gobolkaasi.
Askari ka tirsanc iidamad Booliska ayaa toogasho ku dilay nin dabley ah oo ka mid ahaa koox dooneysay inay khaarijiso,…
Taliska ciidamada Danab ayaa shaaciyey inay howlgal ku dileen horjooge ka tirsan Alshabaab, kaasoo qabilsana Arrimaha Maaliyada.
Dowladda Soomaaliya iyo Taliska Milateriga ayaa ka gaabsaday inay ka hadlaan weerar Alshabaab ku qaaday ciidamo ka tirsan Milateriga Soomaaliya…
Maxkamada Ciidamada Qalabka sida ee maamulka Jubbaland ayaa maanta xukun Dil Toogasho ah ah ku ridday Deeqoow Caliyow Kuusow (Muhaajir)…
Maxkamada Darajada kowaad ee ciidamada Qalabka sida iyo denbiyada Culus eeGobollada Nugaal ayaa maanta xukun ku riday saddex dhallinyaro ah…
Alshabaab ayaa shaaisay in weerar qorsheyan ay maleeshiyadeeda ku dileen sarkaal ka tirsan ciidamada ilaalada degaanka Dowlada Hoose ee Muqdisho.
Faahfahin dheeraad ah ayaa laga helayaa Qarax miino oo haleelay Gaariga ciidamada ilaalada Guddoomiyaha Degmada Balcad, kaasoo dhaliyey qasaare xoog…
Dagaal culus ayey ciidamada dowladda ku qaadeen degaano ka tirsan Degmada Balcad oo ay gacanta ku hayaan Alshabaab, iyadoo dagaalku…
Alshabaab ayaa suldaan kale ku caleemo saartay Gobollada Jubbooyinka, iyadoo ay sii kordhisay odayaasha dhaqanka ee ay ku caleemo saareyso…
