Hay’adda NISA ayaa shaacisay inay ciidamdeeda gacanta ku dhigeen xubno ka mida amniyaadka ururka Alshabaab.
Browsing: Alshabaab
Howlgal ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya, guutada 14-ka Oktobar ay ka sameeyeen Magaalada Marko ee Gobolka Sh/Hoose ayaa lagu soo qabtay…
Taliska Ciidamada Mareykanka ee Afrika ee AFRICOM ayaa war kasoo saaray howlgal ay iska kaashadeen ciidamada Soomaaliya iyo kuwa Mareykanka.
Kooxda Alshabaab ayaa baahisay magaca iyo beesha uu ka soo jeedo is-miidaamiyihii fuliyey weerarkii qaraxa ee lagu qaaday xarunta degmada…
Wararka ka imanaya Degmada Afgooye ee Gobalka Shabeellada Hoose ayaa sheegaya in saqdii dhexe ee xalay uu dagaal culus ka…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in madaafiic ku soo dhaceen xaafado ka mida degmada Wardhiigley ee Gobolka Banaadir.
Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa sheegay in howlgal ka dhacay Gobolka Gedo ay ku qabteen xubno ka tirsan Alshabaab oo…
Taliska Ciidanka Mareykanka Africa ee AFRICOM ayaa shaaciyey duqeyn uu maalintii koowaad ee Ciidula Adxaa la beegsaday kooxda Alsahbaab oo…
Kooxda Alshabaab ayaa isu soo bax weyn iyo bandhig ugu dabaaldegtay maalintii koowaad ee Ciidul Adxaa magaalada Jilib ee Gobolka…
Abaanduulihii hore ee ciidamada Xoogga dalka Jen. C/llaahi Cali Caanood ayaa ka hadlay weerar ay Alshabaab ku qaadeen Gawaari uu…
Faafhaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxeysa howlgalkii wadajirka ah ee Ciidanka Xoogga Dalka ee kumaandsoodka iyo kuwa Mareykanka ku…
Kooxda Alshabaab ayaa xukun ku fulisay dhalinyaro lagu soo eedeeyay falal dil iyo kufsi isugu jira, iyadoo markii ugu horeysay…
Dowladda Soomaaliya ayaa shaacisay inuu isu dhiibay sarkaal sare oo ka tirsanaa Ururka Al shabaab oo muddo dheer ururkasi ka…
Wararka laga helayo Gobolka Sh/hoose ayaa sheegaya in howlgal ay ciidamada dowladda ka sameeyeen degmada Afgooye iyo tuullooyin hoos yimaada…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in weerar Qarax miino ah lala beegsaday ciidamo ka tirsan dowladda Soomaaliya, wadadda…
Fighters of the al Shabaab group attacked a military base with a suicide car bomb in the south of Somalia,…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa dagaal culus oo Alshabaab aroortii saaka ku qaadeen saldhigga ciidamada dowladda Soomaaliya iyo maamulka…
Wararka laga helayo lagha helayo Gobolka Gedo ayaa sheegaya in maleeshiyo ka tirsan kooxda Alsahbaab ay afduub ka geysteen degaano…
Wararka laga helayo gobolka Jubbada Dhexe ayaa sheegaya in kooxda Al-shabaab ay xukun dil ah ku fuliyeen laba nin oo lagu…
Kooxda Alshabaab ayaa weerarro isugu jira qaraxyo iyo Dagaal toos ah ku qaaday laba goobood oo laga ilaalo madaxtooyada Soomaaliya…
