Ciidamada Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka NISA ayaa saakay helay gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa oo la damacsanaayeen in…
Browsing: Alshabaab
Wararka laga helayo saraakiisha ciidamada Galmudug ee dagaalka la galay kooxda Al-Shabaab ee kasoo firxatay degaanada Puntand ayaa sheegay inay…
Wararka laga helayo Gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa sheegaya in degaanka Buurane uu ka dhacay qarax Miino oo lala beegsaday ciidamo ka tirsan…
Wararka laga helayo gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in dowladda Soomaaliya ay xabsiga dhigtay Saraakiil ka tirsan Ciidamadii dhowaan banneeyay…
Madaxweynaha mamulka Jubba Axmed Maxamed Islaan (Madoobe) ayaa socdaal gaaban ku tegay degaanada Afmadow iyo Qooqaani, Taabto iyo Dhoobley isagoo…
Kooxda Alshabaab ayaa sheegtay inay isu dhiibeen ciidamadii ugu badnaa ee mar qura kasoo goosta dowladda Federaalka sida ya baahiyeen…
Taliyaha ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed Sareeyo Gaas Maxamed Aadan Axmed ayaa maanta tababbar ugu soo xiray garoonka Bali-doogle ee Gobolka…
Wararka laga helayo dgaalka saaka ka qarxay aagga Garacad ee dhex maraya ciidamada Puntland iyo Alshabaab ayaa sheegaya in Ciidamadii…
Ciidamada Puntland oo qarka u saaran dagaal ayaa furaya aag cusub oo ay ku fara saaraan maleesjiyada Alshabaab, waxaana aagga cusub ka…
Madaxweynaha maamul goboleedka Puntland C/wali Maxamed Cali Gaas ayaa degdeg usoo afjaray socdaalkiisii dalka Mareykanka, isagoo soo gaaray Magaalada Adis…
Wararka caawa laga helayo degaanada dagaaladu ka socdaan ee Gobolka Nugaal ayaa sheegaya in khasaarihii ugu cuslaa ee labada dhinac…
Shirkii golaha wasiiradda maamulka Puntland ee maanta ka dhacay Magaalada Garowe ayaa looga hadlay weerarka kooxda Al-Shabab kusoo qaaday deegaanada xeebaha Puntland, waxaana…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in ciidamada Puntland ay weerar dhulka ah ku qaadeen Togga Suuj iyo degaanada ku…
Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Soomaaliya Maxamed Cumar Carte ayaa sheegay in dawladda Soomaaliya ay diyaar u tahay inay gacan ka…
Madaxwaynihii hore Puntland Cadde Muuse Xirsi oo ka hadlay weerarka Alshabaab ku qaadeen degaanada Puntland ayaa sheegay in Puntland ku filan tahay caddowga…
Dagaalka u dhaxeeya maamul goboleedka Puntland iyo Alshabaab dhowaan ka degay xeebaha Mudug iyo Nugaal ayaa sheegaya inay aagag dagaal…
Wararka hadda laga helayo Gobolka Nugaal ayaa sheegaya in dagaalkii ka dhex qarxay ciidamada Puntland iyo Alshabaab uu sii xoogeystay,…
Wararka ka imaanaya Gobolka Gedo ayaa sheegaya in maleeshiyaad ka tirsan Ururka Al-Shabaab ay afar ruux oo shacab ah ka…
Ciidamadii Alshabab ee shalay gaaray degaanka Garacad ee degmada Jariiban ayaa ku sii faafaya Gobolka Nugaal, iyagoo durba gaaray degaano ka…
Wasiirka amniga maamulka Puntland Cabdi Cali Xersi Qarjab oo shir jaraa’id oo maanta uu ku qabtay magaalada Garowe ayaa sheegay…
