Alshabaab ayaa sheegatay dilkii xalay loo geystay Guddoomiyihii Isboortiga degmada Afgooye iyo Goolhayihii hore ee xulka Qaranka Soomaaliya.
Browsing: Alshabab
Iyadoo uu socdo ololaha warbaahinta Kenya ee ka dhanka ah Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Soomaaliya ee NISA ayaa qaar ka…
Dowladda Turkiga aya ku eedeysay Imaaraadka Carabta inuu taageerto ururrada Argagixisada eida Alshabaab oo ah ururk ka dagaalama Soomaaliya.
Falal amni darro ayaa caawa ka dhacay xaafado katirsan Magaalada Muqdisho iyado qof rayid ah la dilay, isla markaanay ciidamadu…
Taliska Miltariga Maraykanka ee AFRICOM ayaa qirtay in sanad ka hor uu geystay duqeyn dad rayid ah lagu dilay gudaha…
Ciidamada Amniga Degmooyinka Wadajir iyo Dharkeynley ayaa toogasho ku dilay laba dabley ah oo la sheegay inay ka tirsanaayeen Alshabaab,…
Wararka laga helayo degmada Baraawe ayaa sheegaya in saaka qaraxyo waaweyn laga maqlay xarunta ciidamada AMISOM ee degmadaasi.
Wargeysyada dalka Kenya ayaa qoray warbixin ku eedeyneysa Hay’adda Sirdoonka Soomaaliya ee NISA inay la shaqeyso Alshabaab, ayna dhaqaale ku…
Taliska ciidamada Mareykanka ee Africom ayaa shaacisay in laba duqeyn oo laga fuliyey Koonnfurta Soomaaliya lagu dilay 11 xubnood oo…
Wararka laga helayo gobolka Shabeellaha dhexe ayaa sheegaya in qarax lala beegsaday ciidamada AMISOM ee ka socda dalka Burundi oo…
Ciidamada Mareykanka ayaa duqeyn cusub ka fuliyey tuulada Xawaal Barbaar ee gobolka Bay, iyagoo kaashanaya dowladda Soomaaliya.
Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa baaq naadir ah u diray ururka Alshabaab ee dagaalka kula jira dowladda Federaalka iyo ciidamada…
Qarax maanta ka dhacay magaalada Muqdisho ayaa sababay dhimasho iyo dhaawac, markii ay gaari ay la socdeen ciidamada dowladda la…
Alshabaab ayaa goor dhoweyd war yaab leh kasoo saartay qarax is-miidaamin ah oo maanta ka dhacay magaalada Muqdisho, iyadoo sheegatay…
Dabley hubeysan ayaa xalay Waqooyiga magaalada Gaalkacyo ku dila xildhibaan ka tirsanaa golaha deegaanka magaalada Gaalkacyo ee dhinaca ee maamulka…
Ciidamada Milateriga Soomaaliya ayaa sheegay in howlgal ay kumaandooska xoogga dalka ku qaadeen tuulooyin ka tirsan degaanka Jannaale ee Gobolka…
Ciidanka Xoogga dalka ee la wareegay degaanka Jannaale ee Gobolka SH/Hoose ayaa sheegay inay howlgal ku soo qabteen horjoogihii Canshuuraha…
Waxaa aroortii aaka qaraxyo dhowr ah laga maqlay wadadda Maka Almukarama ee magaalada Muqdisho, kuwaasoo lagu burburiyey qaar kamid ah…
Ciidamada dowladda Soomaaliya oo weerar ku qaaday magaalada Jannaale ee Gobolka Sh/hoose ayaa la sheegay inay gudaha u galeen, ayna…
Kooxda Al-Shabaab ayaa saaka waabarigii sarkaal ciidan iyo laba ilaaladiisa ka mid ah ku dilay weerar gaadmo oo ay ku…
