Xarakada Alshabab ayaa mudo shan saacadood ah kadib sheegatay mas’uuliyadda qarax maanta lagu weerarray Baar ku yaalla Wadadda Maka Almukarama…
Browsing: Alshabab
Maleeshiyada Al-Shabaab ayaa saacado kooban la wareegay gacan ku heynta degaanka Xawaadley ee ka tirsan degmada Balcad ee gobolka Shabellaha…
Afhayeenka howlgallada Al-Shabaab Sheekh C/casiis Abuu Muscab ayaa ka hadlay sababtii ay ay shalay weerarka ugu qaadeen Xarumaha wasaaradaha Shaqada…
Somalia’s al Shabaab stormed a government building on Saturday, detonating a suicide car bomb in the heart of the capital…
Alshabaab ayaa war ay soo saartay ku sheegatay mas’uuliyadda weerarka Qaraxyada ku bilowday ee ka dhacay magaalada Muqdisho.
Maxkamada Darajada koowaad ee Ciidamada Qalabka sida dil toogasho ah ku xukuntay laba eedeysane oo ka tirsanaa Alshabaab, kuwaasoo lagu…
War kasoo baxay ciidamada amniga ayaa lagu sheegay in 19-kii Maarso lagu qabtay magaalada Muqdisho sarkaal sare oo ka tirsan…
Howlgal qorsheysan oo ay Ciidamada amniga ka fuliyeen magaaladda Muqdisho shalay 18-ka Maarso ayaa la sheegay in lagu soo qabtay…
Wararka laga helayo gobolka Gedo ayaa sheegaya in ciidammadii Kenya ay isaga baxeen Saldhigii weynaa ee ay ku lahaayeen degaanka…
Maleeshiyada Alshabaab ayaa weerar culus caawa ku qaaday magaalada Balcad ee Gobolka Sh/Dhexe, iyadoo wararkii ugu danbeeyay sheegayaan in dagaalku…
Wararka laga helayo gobolka Sh/Dhexe ayaa sheegaya inuu dagaal ka socdo gudaha degmada Balcad ee Muqdisho u jira 30 KM,…
Wararka laga helayo degmada Afgooye ayaa sheegay in dabley ka tirsan Alshabaab ay dab qabadsiiyeen Gaari Dameer Dhuxul siday oo…
Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo ka mida Xildhibaanada Baaralmaanka Federaalka ayaa sheegay in Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) uu…
Wararka laga helayo Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in kooxda Al-Shabaab ay afduub ka geysatay degaanka Gal-Qoryaale oo u hdo Guriceel,…
Ciidmaada Kumaandooska Somalia iyo kuwa Mareykanka ee gacanta siiya ayaa xalay weerar cir iyo dhul ah ku qaaday degaanka Daarusalaam…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Ciidamada Booliiska ayy degmada kaaraan ee Gobalka Banaadir ku qabteen nin ku…
Ururka Alshabaab ayaa soo bandhigay Odayaal ka socday Beelaha Soomaalida oo seminaar loogu soo gabagabeeyay Gobolka Sh/Hoose, kuwaasoo heshiis “Beyca”…
Maleeshiyada Alshabaab ayaa la wareegtay Saldhigii milateri ee degaanka Faxfaxdhuun ee Gobolka Gedo, kadib markii 10 sano kadib ay 02-dii…
Iyadoo qasaare weyn oo dhimasho iyo dhaawac leh uu dhaliyey weerarkii Qaraxa ku bilowday ee 28-kii Febraayo ka dhacay Wadadda…
Waxaa Magaalada Muqdisho lagu soo bandhigay saddex nin oo la sheegay inay ahaayeen dableyda kooxda Alshabaab u qaabilsan khaarijinta dadka…
