Ciidamada Sirdoonka iyo Nabadsugidda ee NISA ayaa sheegay in howlgal qorsheysan oo ka fuliyeen Magaalada Muqdisho ay gacanta ku dhigeen…
Browsing: Alshabab
Maxkamadda Darajada koowaad ee Ciidamada Qalabka ayaa xukunno kala duwan maanta ku diray eedeysanayaal ka tirsan Alshbaab oo u qaabilsanaa…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in laba Askari oo ka tirsan Ciidamada Dowladda lagu dilay Gudaha Suuqa Bakaaraha,…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa qarax is miidaamin ah oo maanta Alshabaab ku weerartay xarunta degmada Howlwadaag ee magaalada…
Qarax aad u xooggan oo is miidaamin ah lagu weeraray xarunta degmada Howlwadaag ee magaalada Muqdisho, iyadoo burbur weyn uu…
Wararka laga helayo Gobolkaa J/Dhexe ayaa sheegaya in duqeyn Culus ay ka dhacday Saldhig ay Al shabaab ku leeyihiin magaalada…
Wararka laga heleyno gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegaya in degaanka Buulalow oo ku yaalla duleedka degmada Afgooye qarax Miino lagula beegsaday…
Wararka laga helayo magaalada Marko ee xarunta Gobolka Sh/Hoose ayaa sheegaya in kooxda Alshabaab ay dagaal culus ku qaadeen magaaladaasi…
Taliska ciidamada Mareykanka ee Afrika ayaa shaaciyey inay duqeyn ay ku qaaden kooxda Alshabaab gudaha Soomaaliya ay ku dileen saddex…
Wararka laga helayo dalka Kenya ayaa sheegay in qarax lagu dilay shan askari oo ka tiran ciiiamada Kenya iyadoo 10…
Xubin ka tirsan kooxda amniyaadka Alshabaab ee ah kuwa fuliya dilalka qorsheysan ee loo yaqaan ‘Madax jebiska’ ayaa lagu qabtay…
Wararka laga helayo magaalada Badydhaba ayaa sheegaya in kooxda Alshabaab ay weerar ku qaadeen saldhig ay ciidamada dowladda ku leyhiin…
Kooxda Alshabaab ayaa degmada Jilib ee Gobolka J/Dhexe maanta ku soo gabagabeysay damaashaadkii Ciidul Adxaa ee sanadkan, iyadoo ku soo…
Ciidamada Amniga magaalada Muqdisho ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay Degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir, iyagoo gacanta ku soo dhigay laba…
Wararka laga helayo gobolka Bakook ayaa sheegaya in rag hubeysan ay duhurnimadii maanta laba qof oo rayid ah ku dileen…
Kooxda Alshabaab ayaa sheegatay qarax maanta lala beegsaday kolonyo uu la socday wasiir ku xigeenka Gaashaandhigga xukuumadda Soomaaliya C/llaahi Colaad…
Magalooyin kala duwan ayay ciidamada Alshabaab kusoo bandhigeen magaalooyinka ay ka taliyeen ee Koonfurta Soomaaliya, iyagoo watay hub ay ka…
Wararkii ugu danbeeyay ee magaalada Marko xarunta Gobolka Sh/Hoose ayaa sheegay in xaaladda magaalada ay degan tahay, kadib markii ay…
Wararka laga helayo degmada Balcad ee Gobolka Sh/dhexe ayaa sheegaya in kooxda Alshabaab aya weerar gaadmo ah ka geystay duleedka…
Wararka laga helayo magaalada Marka ee xarunta Gobolka Sh/hoose ayaa sheegay in kooxda Alshabaab ay Galabta weerar rogaal celis ah…
