Kooxda Alsahbaab burburisay Buundada degmada Qoryooley, kadib markii ay walxaha qaraxa u adeegsadeen, sida ay sheegeen mas’uuliyiinta degmadaasi ee Gobolka…
Browsing: Alshabab
Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in saaka dabley hubeysan ay toogasho ku dileen laba askari oo ka…
Xaaaldda Weriye maanta lagu dhaawacay magaalada Muqdisho ayaa degan, iyadoo lagu dabiibayo mid ka mida isbitaallada Muqdisho.
Wararka naga soo gaaraya Gobolka Sh/Hoose ayaa sheegaya in weerar culus ay kooxda Alshabaab ku qaadeen degmada Qoryooley, halkaasoo u…
Sarkaal Alshabab u qaabilsanaa Zakooyinka oo isu dhiibay ciidamada dowladda ayaa lagu soo bandhigay agagaarka duleedka Kismaayo ee Baarsanguuni.
Ciidamada milateiga dowladda Soomaaliya ayaa sheegaya in howlgallo ay ka fuliyeen bGobolka Jubbada dhexe ay ku dileen in ka badan…
Kooxda Al-Shabaab ayaa warcad ka soo saartay wararka sheegaya inuu geeriyooday Amiirkeeda Axmed Diiriye Abuu Cubeyda oo saraakiil ka tirsan…
Warar dheraad ah ayaa laga helayaa geerida hogaamiyihii ururka Al Shabab Ahmed Diiriye (Abu Cubeyda) oo la sheegay inuu Isniintii…
Wararka laga haleyo magaalada Jowhar ayaa sheegaya in ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya lagu qarxiyey duleedka magaalada Jowhar, iyagoo…
Wararka laga helayo degmada Afgooye ee Gobolka Sh/Hoose aya sheegaya in kooxda Al-shabaab ay weerar culus xalay ku qaadeen Ciidamada…
Mid ka mida xildhibannada Baarlamaanka Federaalka oo kasoo jeeda degaanada Bay iyo Bakool ayaa sheegay inay xaalad aad u liidata…
Wararka laga helayo magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hirshabelle ayaa sheegay in kooxda Alshabaab ay weerar Qarax ah ku qaaday…
Booliska Kenya ayaa faahfaahin ka bixiyey weerarkii kooxda Alshabaab ku qaaday ciidamada Kenya ee ka dhacay degaanka Tarbaj ismaamulka Wajeer…
Madaxweynaha Soomaaliya ayaa farriin digniin ah u diray kooxa Alshabaab ee dagaalka kula jirta dowladiisa isagoo kula taliyey inay ka…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in caawa falal dil ah ay ka dhaceen degmooyin ka tirsan magaalada.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in maleeshiyo ka tirsan Alshabaab ay caawa weerar ku qaadeen bar ay fadhiyaan…
Madaxweynaha Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu baaqay culimada diinta inay xoojiyaan kaalinta uga aaddan dagaalka lagula jiro kooxda Alshabaab, isagoo.ugu…
Kooxda Alshabaab ayaa shaaciyey inay badbaadisay dad ka mida rakaabkii la socday Doontii ku gadoontay Webiga Shabelle ee ka baxday…
Kooxda Alshabaab ayaa la sheegay inay xeelad cajii ah u adeegsatay weerarkii ay ku dileen askariga Mareykanka ah, kuna dhaawaceen…
Kooxda Alshabaab ayaa maanta mar kale weerar kale ku qaaday saldhigga Ciidmada NISA ee degaanka Siinka dheer, duleedka magaalada Muqdisho…
