Maleeshiyada Alshabaab ayaa saaka weerar dhabo-gal ah ku qaaday kolonyo uu la socday Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali Jeylte Cismaan oo…
Browsing: Alshabab
Howlgalkii ay Ciidamada Kumaandooska Soomaaliya ee Danab Xoogga kula wareegeen degaanka Baladul-Amiin ee hoostaga Degmada Walaweyn ee Gobalka Shabeelaha hoose…
Taliska ciidamada Mareykanka ee Afrika Dowladda Maraykanka ayaa war kasoo saaray weerarkii Bariire ka dhacay bishii Ogost ee sanadkan.
Ciidamada DANAB ee Kumaandooska xoogga dalka Soomaliya ayaa kooxda Alshabaab kala wareegay degaanka Beladul Amiin ee degmada Afgooye, Gobolka Shabeellada…
Wararka laga helayo dalka Kenya ayaa sheegaya in kooxda Alshabaab ay weerar ku qaaday degaanka xeebta dalkaasi ee Lamu.
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa weerar duqeyn cirka ah oo Mareykanka ku qaaday kooxda Daacish ee Soomaaliya.
Ciidamada Booliska, qeybta denbi baarista ayaa howlgalkii ugu balaarnaa ka fulisay magaalada Muqdisho.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in dagaalamayaal ka tirsan Alshabaab ayaa weerar toos ah ku qaaday fariisin ay…
Kooxda Al-Shabaab ee degaanada Puntland, fadhigooduna yahay Buuraha Galgala ee Gobolka Bari ayaa qabsaday Diyaarad nooca keligeed is-wada ha ee Drone-ka…
Wararka laga helayo gobollada dhexe ayaa sheegaya in Alshababkii ugu badnaa ay ku qulqulayaan gobollada dhexe ee Soomaaliya.
Wasaaaradda Amniga Xukuumadda Soomaaliya ayaa soo bandhigtay macluumaad hor leh oo ku saabsan shabakadii fulisay weerarkii dadka badan ay ku…
Wararka laga helayo Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in dagaalamayaal ka tirsan Al-shabaab oo ka baxsanaya duqeynta diyaaradaha ciidamada Mareykanka ay…
Kooxda Alshabaab ayaa beenisay wax la yaab lehna ku tilmaantay weerar Mareykanku sheegay inuu ku qaaday xarun ay ku lahayd…
Dowladda Soomaaliya ayaa ka hadashay weerar duqeyn ah oo maanta lagu qaaday xero Alshabaab ku lahaayeen Gobolka Bay.
Wararka laga helayo Gobolka Shabeelada Hoose ayaa sheegaya in Ciidamada gaarka ah ee Kumaandooska Soomaaliya ay Gacanta ku dhigeen Dagaalameyaal…
Wararka laga helayo gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in kooxda Alshabaab ay la wareegeen degaanka Maroodille ee duleedka magaalada Belwdweyne.
Wararka laga helayo magaalada Jowhar ayaa sheegaya in maleehsiyo ka tirsan Al-Shabaab ay weerar gaadmo ah ku qaadeen Gaari ay…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxeysa weerar ay koox hubeysan xalay ku qaadeen bar fadhiyaan ciidamada xasilinta ee magaalada…
Sida ay sheegeen sirdoonka kenya hoggaamiyaha Alshabaab ee Kenya ninka lagu magacaabo Axmed Iimaan Ali ayaa baxsada ka ah kooxda…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in kooxda Alshabaab ay madaafiic ku rideen Garoonka diyaaradaha magaalada Baraawe oo ay goor…
