Kooxda Al-shabaab ayaa soo bandhigtay muuqaalada sarkaal sare oo ka goostay maamulka Jubbaland iyo ilaalado uu watay.
Browsing: Alshabab
Wararka laga helayo Gobolka Bakool ayaa sheegaya in kooxda Alshabaab ay kordhisay hanjabaadda ay ku heyso Sheekh Mukhtaar Roobow Cali…
Waxaa markii ugu horeysay la helay muuqaalka cidiamada gaarka ah ee Kumaandooska Mareykanka ee ka howlgala Soomaaliya.
Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa ku dhawaaqay howlgal ka dhan kooxda Alshabaab.
Kooxda Alshabaab ayaa lagu eedeeyay inay dishay nin ajnabi ah oo ka mid ahaa dagaalyahaneeda kasoo jeeda dalka Kenya.
Wararka laga heleyo Gobolka Baay ayaa sheegaya in weerar qorsheysan lagu dilay taliye ka tirsanaa ciidamada dowladda.
Kadib duqeymo dhowr ah oo ciidamada Mareykanka ka geysteen Gobolka Shabeelada Hoose ayaa waxaa soo baxaya warar ku saabsan in…
Koox hubeysan oo loo maleynayo Al-Shabab ayaa lagu soo warramayaa inay deegaanka Lamu ee dalka Kenya ku afduubteen dad Kenyan…
Wararka laga helayo Gobolka Shabeelada Hoose ayaa sheegaya in ciidamo gaara oo ka kooban Mareykan iyo Soomaali ay weerar kedis…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa qarax ka dhacay duleedka Muqdisho oo lala beegsaday bar ciidamo ay ku sugnaayeen.
Maamul Goboleedka Puntand ayaa soo bandhigay dhalinyaro ay ku eedeysay inay ku biiri rabtay Alshabaab oo ku sii jeeday Buuraha…
Maleeshiyada Alshabaab ayaa weerar ay ku qaaday Gobolka Xeebta ee dalka Kenya ku dishay 9 qof oo la sheegay in…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in dabley hubeysan ay weerar ku qaaday xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga ee Soomaaliya, magaalada…
Mareykanka ayaa xaqiijiyay in duqeyn dhinaca cirka ah ka gaysatay Koonfurta Soomaaliya, taasoo lagu bartilmaameedsaday saraakiil sare oo ka tirsan…
Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya Shriif Xasan Sheekh Aadan ayaa ka hadlay xayiraadda Mareykanka ka qaaday Sheekh Mukhtaar Roobow…
Dagaal culus oo u dhaxeeya ciidamada dowladda Soomaaliya iyo Al-Shabaab ayaa maanta ka dhacay deegaanka Birta Dheer oo 20 KM…
Wararka laga helayo Gobolka Jubbada Dhexe ayaa sheegaya in kooxda Al-Shabaab ay toogasho ku dishay xubno ka tirsanaa kooxda oo…
Kooxda Al-Shabaab saddexdii sanno ee u dambeysay waxaa ku dhacay burbur siyaasadeed iyo mid hoggaaminneed ama ciidan kaddib dilkii hogggaamiyahoodii…
Dowladda Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay xaqiijisya inay wadahadal kula jirto Sheekh Mukhtaar Roobow Cali (Abuu Mansuur).
Ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM oo saaka weerar kula wareegaydegaano ka tirsan gobolka Shabeelada Hoose ayaa dib uga baxay.
