Wararka laga helayo Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in dagaal qaraar oo kedis ah uu dhex maray ciidamo Itoobiyaan ah iyo…
Browsing: Alshabab
War kasoo baxay Wasaaradda Difaaca Kenya ayaa lagu sheegay in howlgal ay qaadeen ciidamada Kenya ee AMISOM ka tirsan Axadii ay…
Afhayeenka Alshabaab Sheekh Cali Maxamuud Raage (Sheekh Cali Dheere) ayaa ka hadlay socdaalkii uu madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ku…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa weerar aydabley Hubeysan xalay ku qaadeen Xaruunta Wasaarada Gaashaandhiga EMagaalada Muqdisho.
Kooxda Al Shabaab ayaa la sheegay inay galabta oday waayeel ah 80 sano jir ahaa ay ku fuliyeen dil toogasho ah.
Xarun lagu dhaqan celiyo askarta ka goosta ciidamada dowlada ayaa soo saartay kooxdii ugu horeysay oo ciidamo dib loo habeeyay…
Dagaal xalay ka dhacay degaanka Suuqa Xoolaha ee magaalada Muqdisho ayaa lagu dilay Amiir ka tirsan kooxda Alshabaab.
Dagaal toos ah ayaa caawa magaalada Muqdisho ku dhex maray maleeshiyo ka tirsan kooxda Alshabaab iyo ciidamada ammanka dowladda.
Kooxda Al-Shabaab ayaa meel fagaare ah ku fulisay xukuno gacan iyo lug goysmo ah laba nin oo lagu soo eedeeyay…
Wararka laga helayo Degmada Afgooye ee Gobolka Shabellaha Hoose ayaa sheegaya in fal afduub ah uu ka dhacay xalay.
Warbaahinta kooxda Alshabaab ayaa baahisay warar ka duwan kuwii laga qoray qarixii maanta lala beegsaday Hotelka Weheliye ee magaalada Muqdisho.
Waxa xabsiga Boosaaso maanta laga sii daayay nabaddoon C/qaadir Axmed Ibraahim (Xarrago) oo ah afhayeenka nabaddoonada gobolka Bari ee Puntland,…
Wareysigan oo warbixin badan ay ku dhex jirto ayaa noqonaya markii ugu horeysay ee Sheekh Xasan Daahir uu wareysi siiyo…
Kooxda Al-shabaab ayaa shaaciyay Liiska dadka ay ku dileen qaraxyo iyo falal khaarijin ah, kadib intii xilka madaxweynaha loo doortay…
Weerar Miino ayaa lala beegsaday ciidamo ka tirsan Milateriga Kenya ayaa dhaliyay dhimashada askari Kenyaan ah iyo 5 kalena oo lagu dhaawacay.
Koox dabley ah ayaa caawa gurigiisa ku weerartay sarkaal hore uga tirsanaa ciidamada milateriga Soomaaliya.
Kooxda Alshabaab ayaa gobolka Shabeelada hoose ka bilowday qeybinta gargaar la siinayo dadka tabaaleysan ee abaaraha ku dhufteen.
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in dagaal qaraar uu duleedka degmada Afmadow ee Gobolka Jubbada Hoose ku dhex maray Alshabaab…
Kooxda Alshabaab ayaa weerar gaadmo ah ku qaaday ciidamo ka tirsan dowladda oo ku sugnaa gobolka Shabeelada Dhexe, gaar ahaan…
Kooxda Alshabaab ayaa war aan la fileyn kasoo saartay dabkii dhowaan ka kacay suuqa weyn ee Bakaaraha iyadoo ku baaqday…
