Wararka la helayo gobolka Bakool ayaa sheegaya in ciidamada Itoobiya ay bilaabeen inay ka baxaan saldhigyada ay ku leeyihiin gobolka…
Browsing: Alshabab
Guddoomiyaha (waaliga) Gobolka Hiiraan Sheekh Guuleed Abu Nabhan ayaa hanjabaad kulul u diray ciidamada Jabuuti ee Hiilwalaal oo ka tirsan ciidamada AMISOM.
Twelve people have been killed in an overnight attack at Bishaaro Hotel lodge in Mandera Town by suspected Al-Shabaab gunmen,…
Maleeshiyada Al-shabaab ayaa weerar xoog leh oo ku bilowday Qaraxyo ku qaaday xalay saqdii dhexe Magaalada Mandheera ee Waqooyi Bari Kenya.
Kooxda Alshabaab ayaa la sheegay inay dil toogasho ah ku fulisay saddex nin oo lagu soo eedeeyay basaasnimo.
At least eight people, including six Somali government officials, were killed Tuesday in a heavy al-Shabab attack on Afgoye, a…
AMISOM ayaa war yaab leh ka faafisay weerarkii Alshabaab galabta ku qabsadeen degmada Afgooye.
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in ciidamada dowladda Federaalka ay weerar rogaal celis ah goor dhoweyd ku qaadeen degmada…
Dagaalyahanno ka tirsan Alshabaab ayaa weerar ku qaaday magaalada Mandheera ee Waqooyi Bari Kenya.
Wararka laga helayo Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya inuu dagaal ku dhex maray halkaasi ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kooxda Alshabaab.
Kooxda Alshabaab ayaa soo bandhigtay diyaarad nooca keligeed is wada ah oo ay ku dhacday degaanada ay ka taliso ee…
Wararka ka imanaya magaalada Baydhabo ee gobolka Bay ayaa sheegaya in lix askari ay dhinteen ka dib markii maleeshiya ka…
Dadka degaanka Ceelcali ayaa soo weriyay in saaka ay Maleeshiyada Alshabaab gowraceen ganacsato iyo odayaal degaanka ah.
Dabley loo maleynayo inay ka tirsan tahay kooxda Alshabab ayaa toogasho ku dishay oday dhaqameed caan ah, magaalada Baardheere ee…
Maleeshiyo ka tirsan Alshabaab ayaa la sheegay inay weerar ku qaaday degaan ka tirsan magaalada Mandheera ee dalka Kenya.
Dowladda Soomaaliya ayaa sheegay in weerar lagu qaaday maleeshiyo ku sugan degaanka No. 50 oo kooxda Alshabaab laga dilay horjoogayaal.…
Kooxda Alshabaab ayaa madaafiic ku weerartay xalay saldhig ay ciidamada Jabuuti ku leeyihiin Magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.
Kooxda Alshabaab ayaa dooratay Golaha fulinta ee odayaasha Islaamiga ee Dhaqanka Soomaaliyeed.
Wararka laga helayo Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in sarkaal ka tirsan Alsahbaab lagu dilay dagaal ka dhacay degmada Jalalaqsi. Dagaal…
Weerar duqeyn ah oo ka dhacay tuulo ku taala Xadka Soomaaliya iyo Kenya ayaa la sheegay in lagu dilay saraakiil…
