Wararka laga helayo degmada Jilib ee Gobolka Jubbada Dhexe ayaa sheegaya in Alshabaab ay gubeen Shan Gaari oo ay leeyihiin dad…
Browsing: Alshabab
Kooxda Alshabaab ayaa sheegtay inay ka dambeysay weerarkii Bambaane ee xalay lagu qaaday Wasiirka Dhalinyarada iyo Isboortiga xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xasan…
Wararka laga helayo gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in deegaanka Lafoole ee degmada Afgooye
Taliyeyaasha Qeybaha ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ayaa maanta magaalada Muqdisho
Wararka laga helayo magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegaya in galabta ay kooxda Ahlusunna xabsiga u taxaabtay Odayaal dhaqameed degaanka ah oo tiradoodu…
Taliyaha cusub ee ciidamada AMISOM Jeneraalka dhowaan xilka la wareegay ee reer Jabuuti Cusmaan Nuur Subagle
Waxaa soo baxaya sawiradii ugu horeeyay ee weerarada mataanaha ah ee lagu qaaday xarunta Dembi baarista
Laba qarax oo loo adeegsaday baabuur laga soo buuxiyay waxyaabaha qaraxa ayaa goor dhoweyd ka dhacay magaalada Muqdisho
Maleeshiyo ka tirsan kooxda Alshabaab ayaa dil qorsheysan oo la yaab leh ka fulisay degaanka Halgan
Dhaqdhaqaaqyo ciidan oo xoog leh ayaa ka socda Gobolka Mudug, waxaana kooxda Alshabaab lagu soo waramayaa inay ciidamo iyo hub…
Hoggaamiyaha Al Qaacidda Sheekh Ayman Al dawaahiri ayaa tacsi u soo diray Sheekh Xasan C/llaahi Xersi (Sheekh Xasan Turki)
Wararka laga helayo degaanka Galcad ee Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in maleeshiyada Al-shabaab ay qarxiyeen
Qarax xoog leh ayaa goor dhoweyd ka dhacay magaalada Marka ee xarunta Gobolka Shabeelaha Hoose.
Ugu yaraan lix askari oo booliis ah oo uu ka mid yahay taliye saldhig ayaa ku dhintay weerar ay Alshabaab…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxeysa Weerar maleeshiyada Al-shabaab ku qaadeen Saldhiga ciidamada milatariga Soomaaliya ee Gobolka Shabellaha Hoose oo…
Maxkamad ku taala Dalka Jarmalka ayaa Xukun ku riday Muwaadinin Soomaaliyeed, kaas oo lagu eedeeyay in uu ka soo mid…
Warar xog-ogaal ah ayaa sheegaya in Mareykanka uu qorshenayo inuu dib u howlgeliyo Col. Barre Aadan Shire (Barre Hiiraale) oo…
Ciidamada Nabadsugidda Soomaaliya ayaa xalay sheegay inay xaafadda Seybiyaano ee degmada Hodan, Magaalada Muqdisho ay ku qabteen Gaari miineysan oo…
Kooxda Alshabaab ayaa xalay weerar madaafiic ah ku qaaday magaalada Baydhaba, iyadoo la soo weriyay in madaafiicda ay ku dhaceen…
Dabley hubeysan oo loo maleynayo inay Alshabaab ka tirsan yihiin ayaa goor dhoweyd weerar ku qaaday Basas dadweyne oo marayay…
