Kooxda Alshabaab ayaa xaqiijisay in weerar lagu qaaday xero ciidan oo ku taalla degaanka Raaso oo Mareykanku sheegay inay ku…
Browsing: Alshabab
Wasaaradda Gaashaandhigga Mareykanka ee Pentegon ayaa goor dhow shaacisay inay diyaaradaha DRONE-ka ee aan cidna wadin weerar ay ku qaadeen…
Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed) ayaa sheegay in shan qof loo xiray qaraxii maanta ka dhacay garoonka diyaaradaha magaalada Beledweyne,…
Iyadoo dagaal nooc cusub ah oo loogu loolamayo kasbashada dadka ku nool gobolka Gedo uu socdo ayay kooxda Alsabaab shaacisay…
Sarkaal sare oo ka tirsan ururka Alshabaab, kana howlgeli jiray gobolka Sh/hoose gaar ahaan degmada Qoryooley iyo tuulooyin ka tirsan…
Askari Itoobiyaan ah ayaa ku dhintay iyo qof rayid ah qaraxyo mar kaliya ruxay degmada Baardheere ee gobolka Gedo, kadib…
Wararka laga helayo degmada Baardheere ee Gobolka Gedo ayaa sheegaya in qaraxyo is xigxiga ay ka dhaceen Magaaladaasi, qaraxyadaasi ayaa sababay…
Hay’adda Nabadsugidda Qaranka ee NISA ayaa sheegtay in ciidamo ka tirsan kuwa Nabadsugidda ay kala eryeen koox yar oo ka…
Afar askari ayaa ku dhintay, tiro kalena dhaawaco ayaa kasoo gaaray qarax miino oo gaari ay wateen lala eegtay degaanka…
Alshabaab ayaa sheegatay inay la wareegtay xerada Milateriga Laanta-buur ee gobolka Sh/hoose, kadib dagaal culus oo ay xalay ku qaaday.…
War hadda soo dhacay ayaa sheegay in maleeshiyo ka tirsan ururka Alshabaab ay dagaal xoog leh ku qaaden xero ay…
Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa boqoday dhaawacyada dadkii ku waxyeeloobay qaraxyadii shalay ka dhacay…
Isbitaalka Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay ayaa la tacaalaya dhaawacyadii ugu badnaa ee abid soo mara kadib qaraxyadii mattaanaha…
Dowladda Kenya ayaa heegan gelisay ciidamada ammaanka dalkaasi kadib markii sirdoonka dalkaasi ay shegeen inay heleen macluumaad ku saabsan in weeraro…
Ciidamada nabadsugidda magaalada Kismaayo ayaa gacanta ku dhigay miino nooca dhulka lagu aaso oo dabley ka tirsan Al-Shabab doonayeen iney…
Kooxda Alshabaab ayaa sheegatay inay ka danbeysay weeraradii mataanaha ahaa ee galabta ka dhacay laba Baar oo ku yaala magaalada…
Wararka laga helayo degmada Heliwaa ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in caawa weerar madaafiic ah lagu qaaday xerada Maslax ee…
Kadib habeen qaraxyo iyo argagax ay magan u noqotay Muqdisho oo weerar kale Alshabaab ku qaaday Hotelka SYL, waxaa dadka…
The African Union Mission in Somalia will likely remain unable to achieve its objectives until Somali national forces become far…
Dowladda Kenya ayaa dul dhigtay lacag abaal marin ah rag ka tirsan Ururka Al Shabaa oo ay sheegtay inay ka…
