Browsing: AMISOM Police
Xafiiska Ra’iisal wasaaraha ayaa shaaciyay Xubnaha Guddiga Doorashada Qaran oo uu guddoomiye u yahay Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Xilgaarsiinta Maxamed Xuseen…
Sarakaal ka tirsan Booliska AMISOM ayaa maanta gaaray magaalada Garbahaarey ee xarunta Gobolka Gedo.
Ciidamo ka yimid dalka Nigeria ayaa ka mid noqday Booliska AMISOM, iyadoo ciidamadan cusub loo soo gabagabeeyay tababar ku saabsan…
Dowladda Uganda ayaa ciidamo cusub oo Boolis ah u soo direa Soomaaliya, iyagoo ku biiri doono ciidamada Booliska AMSOM ee…
Wararka laga helayo dalka Uganda ayaa sheegaya in sarkaal sare oo ka tirsanaa ciidamada Booliska AMISOM, kana soo jeeda dalka…
Ciidamo gaaraya 145 oo Boolis ah, kana socda Dalka Sierra Leone ayaa shalay soo gaaray Soomaaliya, iyagoo ku soo jeeda…
Taliyaha Booliska Degmada Dharkenley Jimcale CabdI Maxamed, iyo askari ka tirsan ciidamada Booliska AMISOM ayaa lagu dhaawacay
Koox ka tirsan ciidamada Booliska Kenya ayaa yimid magaalada Muqdisho iyadoo ku biiraya ciidamada Booliska AMISOM ee ku sugan caasimadda.
