Mogadishu – The African Union Mission in Somalia (AMISOM) regrets the unfortunate accident in which one of its convoy vehicles collided…
Browsing: AMISOM
Ciidamada Howlgalka Midowga Afrika ee AMISOM ayaa War ay kas oo saareen shilkii naxdinta lahaa ee Gaari ka mida kuwa…
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa kulan la yeeshay saddex wiil oo watay gaarigii ciidamada AMISOM ay ku jiireen sahlay Isgoyska KM4…
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Thaabit Cabdi Maxamed ayaa si kulul uga hadlay shil uu ku lug yeeshay mid ka mida gawaarida…
Dowladda Mareykanka ayaa ugu deeqday ciidamada AMISOM ee ka howlgala Soomaaliya Gawaari Gaashaaman oo casri ah.
Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdiho Mudane Thaabit Cabdi Maxamed ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi uu hogaaminyay Wakiilka Midowga…
Wararka laga helayo Magaalada Dhuusamareeb ee Xaruta Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya ka tirsan AMISOM lagu wareejiyay ammaanka magaaladaasi.
Dadweyne careysan ayaa saaka Bannaanbax weyn ka dhigay degmada Afgooye ee Gobolka Shabellaha Hoose.
AMISOM ayaa shaacisay in dadka Gobolka Shabeelada Dhexe ay ciidameeda ugu deeqeen Lo’, iyadoo uga mahadvelisay deeqsinimadooda.
Kooxda Alshabaab ayaa baahisay filim ka hadlayaa dagaaladda dhab-galka ah ee ay ku qaadeen ciidamo ka tirsan AMISOM oo uu…
War-saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda arrimaha dibadda ee Dowladda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in Dowladda Soomaaliya ay dowladda Mareykanka ka…
Golaha amaanka ee Qaramada Midoobay ayaa si buuxda isugu raacay in la kordhiyo muddada hawlgalka midowga Afrika ee Soomaaliya ilaa…
Dowladda Mareykanka ayaa ka digtay in xilliga dhow aysan fiiceyn in AMISOM ka baxdo Soomaaliya, taas haddii ay dhacdana ka…
Guuto cusub oo kamid ah ciidanka qaranka Burundi (BNDF) ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho, kuwaas oo hal sano oo…
Maleeshiyo ka tirsan kooxda Alshabaab ayaa goor dhoweyd weerar ku qaaday kolonyo ka tirsan ciidamada AMISOm duleedka magaalada Balcad ee…
Wararka laga helayo koonfurta Soomaaliya ayaa sheegaya in ciidamada dawladdu oo ay taageerayaan kuwa hawgalka midowga Afrika iyo ciidamo Maraykan…
Ciidamada AMISOM iyo kuwa dowladda Soomaliya ayaa maanta la wareegay tuulada Cali-fooldheere ee duleedka Degmada Mahadaay.
Saldhigii weynaa ee AMISOM degaanka Leego oo ay dhowaan ka baxday ayaa dadka degaankaasi bilileqysanayaan wixii ku haray.
Wasiirka Amniga Xukuumadda federaalka Soomaliya Maxamed Abuukar Islow (Ducaale) ayaa shaaciyay in ciidamada dowladda ay la wareegi doonaan xarumo cusub…
Ciidamo Itoobiyaan ah oo wata ilaa 40 baabuur oo kuwa ciidanka iyo sahayda ah ayaa maanta gelinkii dambe soo gaaray…
