War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in ciidamada Itoobiya ay ka baxeen degmada Tiyeglow ee Gobolka Bakool.
Browsing: AMISOM
AMISOM ayaa sheegtay in 10 maleeshiyo oo dooneysay inay weerar ku galaan saldhigga ciidamada Jabuuti kadib qarixii is-miidaaminta ahaa ee…
Wararka laga helayo magaalada Cadaado ayaa sheegaya in ciidamo ka socda AMISOM la geeyay magaaladaasi.
AMISOM ayaa war yaab leh ka faafisay weerarkii Alshabaab galabta ku qabsadeen degmada Afgooye.
Ciidamada AMISOM ee Soomaaliya ayaa ka warbixinaya dhibaatada qaraxyada ay sameysato kadibna fuliso Alshabaab oo AMISOM ay ku sheegtay halista ugu…
Hundreds of Ethiopian troops pulled out of a town in central Somalia Tuesday, at least the second location vacated by…
Ciidamada dowladda Itoobiya iyo kuwa Soomaalida ayaa saaka ka baxay degaanka Ceelcali ee Gobolka Hiiraan halkaasoo muddo dheer ay gacanta…
Kooxda Alshabaab ayaa madaafiic ku weerartay xalay saldhig ay ciidamada Jabuuti ku leeyihiin Magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.
The European Union has agreed to disburse more than Sh20 billion to the African Union forces in Somalia following protracted…
Askar ka tirsan ciidamada dowladda Soomaaliya ayay rasaas is-weydaarsadeen kolonyo ciidamo AMISOM iyadoo dadweyne kalena ay bililiqeysteen gaari AMISOM lahayd.
Taliska AMISOM ayaa sheegay in howlgal ay ciidamada AMISOM iyo Milateriga Soomaaliya ay fuliyeen howlgal ka dhacay gobolka Shabeellaha Hoose oo…
Madaxweynaha Uganda Yoweri Kaguta Musaveni oo ka mid ahaa madaxdii Muqdisho uga qeyb galay shir madaxeedkii taariikhiga ahaa ee IGAD…
Ciidamada maamulka Jubba iyo kuwa AMISOM oo ay wehliyaan ciidamo caddaan ah oo loo maleynayo inay Mareykan yihiin ayaa duleedka…
Wafdi ka socda Talisyada Ciidamada Soomaaliya iyo AMISOM ayaa gaaray magaalada Cadaado ee xarunta maamulka Galmudug.
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in ciidamada Nabadsugidda Soomaaliya ee NISA ay gacanta ku dhigeen askar ka tirsan ciidamada…
Dagaal toos ah iyo qaraxyo ka dhacay Gobolka Gedo ayaa dhaliyay qasaare dhimasho iyo dhaawac leh oo dhex maray cidiamada…
The Somali National Army and the African Union Mission In Somalia will halt any attempts by the militant insurgent group…
Faahfaahin dheeraad ah ay ka soo baxdays Kolonyo ay leeyihiin ciidamada AMISOM ah oo midkood shil la galay gaari BL…
Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa sheegay in ciidamada ka jooga Soomaaliya ee qeybta ka ah AMISOM uu kala bixi doono…
Taliyaha Booliska Degmada Dharkenley Jimcale CabdI Maxamed, iyo askari ka tirsan ciidamada Booliska AMISOM ayaa lagu dhaawacay
