Qarax xoog leh ayaa goor dhoweyd ka dhacay magaalada Marka ee xarunta Gobolka Shabeelaha Hoose.
Browsing: AMISOM
Maleeshiyada Alshabaab oo shalay qeyb ka mida qabsatay magaalada Marka ee Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa weli ku sugan halkaaasi iyadoo…
AMISOM ayaa beenisay wararka sheegaya in magaalada Marka ee xarunta Gobolka Shabeelaha Hoose ay qabsadeen galabta maleeshiyada Alshabaab. AMISOM ayaa…
Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa mar kale muddo kordhin u sameeyay Ciidamada Midowga Afrika ee Soomaaliya ku sugan AMISOM, xilli muddo…
The African Union says it plans to withdraw its 22,000-strong force from Somalia by the end of 2020, the Associated Press news…
Madaxweynaha maamulka Jubba Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa sheegay in ammaanka dalka guud ahaan lagu haleeyay ciidamada AMISOM oo…
Midowga Afrika ayaa shaaciyay in howlgalka raacsan ee ciidamadooda Soomaaliya ku sugan (AMISOM) la soo afjari doono bisha Oktoobar ee Sanadka 2018.…
Ugandan President Yoweri Museveni says his country will reconsider plans to pull its troops from Somalia if the AU stabilization…
Madaxweynaha Yuganda Yuweri Museveni ayaa si rasmi ah daaha uga rogay go’aanka uu ku gaaray inuu ciidamadiisa kala baxo Soomaaliya.…
Ciidamada AMISOM ayaa caawa rasaas ku furay wadadda Maka Almukarama xilli ay kolonyadooda mareysay jidkaasi, waxaana falkaasi ka dhashay qasaare…
Wararka laga helayo degmada Baraawe ee Gobolka Shabeellada Hoose ayaa sheegaya in dagaal kedis ah uu duleedka magaalada ku dhex maray ciidamada…
Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta iyo Ra’iisal Wasaaraha Itoobiya ayaa wada qorshe ay ugu heshiiyeen arrimaha Soomaaliya oo ku saabsan mustaqbalka…
Wararka laga helayo gobolka Shabeelaha hoose ayaa sheegaya in maleeshiyo ka tirsan Alshabaab ay weerar miino la beegsadeen kolonyo ka…
AMISOM ayaa faafisay sawiradda ciidamada Itoobiya ee fadhigoodu yahay degaanka Halgan oo dhowaan halkaasi dagaalka qaraar kula galay Alshabaab oo…
AMISOM ayaa goor dhoweyd soo bandhigtay hub fara badan oo Alshabaab looga qabsaday dagaalkii weynaa ee ka dhacay tuulada Halgan…
Dowladda Itoobiya ayaa ku fashilantay inay ciidamadeeda ka tirsan AMISOM ay saldhig cusub ku yeeshaan caasimadda Soomaaliya ee Muqdish, iyadoo…
Waxaa soo baxay sawiradii ugu horeeyay ee laga helo qasaarihii dagaal ee gaaray kooxda Alshabaab weerarkii ay ku qaaday saldhigyada…
The Chairperson of the Commission of the African Union (AU), Dr. Nkosazana Dlamini-Zuma, condemns in the strongest terms the failed…
Guddoomiyaha degaanka Halgan Guhaad Cabdi Warsame ayaa sheegay in maleeshiyada Alshabab laga dilay uu gaarayo 200. “95 maleeshiyo ayaan tiriyay markaas…
Wasiirka Amniga gudaha xukuumadda Soomaaliya C/risaaq Cumar Maxamed ayaa tiro cusub ku soo kordhiyay qasaaraha dagaalka Alshabaab kasoo gaaray weerarkii cuslaa…
