Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in AMISOM ay ciidamo ilaaliya u direyso Guddoomyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh.…
Browsing: AMISOM
Waxaan weli la xirin xero barakacayaal ah oo ku dhex taalla gudaha Xeydaabka AMISOM ee Aagga Xalane, waxaana sanad kadib…
Wafdi ka socda Golaha Ammaanka iyo Nabadgelyada Midowga Afrika oo ka kooban 15 xubnood ayaa maanta soo gaaray Caasimadda Muqdisho,…
Kooxda Alshabaab ayaa sheegtay inay qarax miino oo ka dhacay Muqidsho ku dishay askar ka tirsan ciidamada AMISOM.
The unlawful killing of four unarmed civilians by Burundi troops from the African Union Mission in Somalia (AMISOM) must be investigated and…
Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya AMISOM ayaa War yaab leh kasoo saartay dilkii ay ciidamadeed shalay aroortii u geysteen dad…
Dowladda Soomaliya ayaa war cad kasoo saartay dhacdadii ciidamada AMISOM ku dileen afar qof oo shacab ah degaanka Suuqa Xoolaha.
AMISOM ayaan weli wax war ah kasoo saarin dadkii ay shalay aroortii ku dileen magaalada Muqdisho, kadib markii ciidamada Brundi…
Dad shacab ah oo ka careysan dadkii ay shalay magaalada Muqdisho ku dileen ciidamada AMISOM ayaa bannaanbax ka sameeyay degmada…
Ehelada dadkii saaka ay ciidamada AMISOM ku dileen Isgoyska Ex. Kontrol Balcad ayaa lagu soo bandhigay Isbitaalka Medina ee magaalada…
Dadweyne careysay ayaa bannaanbax ay uga soo horjeedaan ciidamada AMISOM ka dhigay magaalada Muqidsho, kadib markii ay ciidamadaasi dileen dad…
Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa ogolaaday in Aqalka sare uu dhexdhexaadiyo madaxda dowladda federaalka iyo kuwa maamul Goboleedyada,…
Wakiilada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Nicholas Haysom iyo Midowga Afrika Francisco Madeira ayaa maanta gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta maamulka…
Guddoomiyaha Golaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Cabdi Xaashi C/llaahi ayaa maanta kulan la yeeshay Wakiilada Qaramada Midoobay iyo…
Kolonyo ka tirsan Ciidamada AMISOM ayaa saakay laba ruux ku dilay xaafadda Xaawo Taako ee degmada Balcad ee Gobalka Shabeelaha…
Wararlaga helayo magaalad Muqdisho ayaa sheegay in qaraxyo ay ka dhaceen degmada Yaaqshiid, gaar ahaan agagaarka warshada Baastada.
Qarax Miino ayaa ka dhacay gelinkii dambe ee maanta xaafada Suuqa Xoolaha ee degmada Heliwaa, magaalada Muqdisho iyadoo lala beegsaday…
Ra’iisul Wasaaraha Britain Theresa May ayaa magaalada Nairobi ee dalka Kenya uga dhawaaqday taageero dhaqaale oo dalkeedu siinayo ciidamada AMISOM…
Amar kasoo baxay AMISOM ayaa lagu xiray albaabadii laga geliyay xerada ugu weyn ee Xalane, marka laga reebo hal irid…
Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa shaaciyey inuu ciidamada Kenya kala baxayo dalka Soomaaliya, arrintaas oo qorshaheeda uu kala hadlayo madaxda…
