Golaha Wasiirada Xukuummadda Soomaaliya ayaa amniga Caasimadda hoos geeyay Taliska Ciidamada Booliska Soomaaliya, halka markii hore uu hoostegi jiray ciidamada…
Browsing: Ammaanka Muqdisho
Ra’iisul Wasaaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre oo xalay dib ugu soo laabtay Muqdisho ayaa shaaciyay qorshe lagu kordhinayo…
Agaasimaha Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka C/llaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe) ayaa dingiintii ugu kululeyd u jeediyay in la siyaasadeeyo ama qabiil…
Taliyeyaasha Ciidamada Booliska, Nabadsugida, Milateriga iyo Wasiirka Amniga ayaa caawa soo saaray awaamiir culus oo ku aadan xasilinta Ammaanka Muqdisho.
Ra’iisal Wasaare ku xigeenka xukuumadda Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed ayaa shaaciyay inuu jiro qorshe cusub oo lagu sugayo ammaanka Muqdisho.
Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa shaaciyay in qorshe lagu sugayo ammaanka caasimadda ay gacanta ku heyso dowladda Federaalka.
General Yuusuf Maxamed Siyaad (Indha Cadde) oo ka mid ah Saraakiisha Ciidamada, hore u soo noqday wasiiru dowlihii Gaashaandhigga dowladii…
