Wararka laga helayo Hay’adda ammaanka magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in la xoojin doono howlgallada caasimadda ka socda.
Browsing: Amniga
Ra’iisul Wasaaraha oo Shir Guddoomiyey Kulan looga hadlayay Fulinta Qodobadii ka soo baxay shirkii London.
Hay’adaha Amniga iyagoo ka duulaya go’aamadii Golaha Wasiirada ee 11kii May 2017 waxey diyaariyeen barnaamijyadii ay ka mid ahaayeen:
Taliyeyaasha ciidamada milateriga Soomaaliya, kan AMISOM iyo Booliska AMISOM ayaa saaka tegay xarunta Maamulka Gobolka Banaadir.
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyrre ayaa maanta shir guddoomiyey shirka Amniga,
Wasaaradaha Amniga iyo Cadaaladda ee xukuumadda Soomaaliya ayaa si furan eedo isugu jeediyay kulan ka dhacay magaalada Muqdisho.
Wasiirkii hore ee Amniga xukuumadda Soomaaliya ayaa dardaarankii ugu wanaagsanaa siiyay wasiirka cusub ee uu xilka ku wreejiyay.
Wasiirka Amniga Gudaha Soomaaliya C/risaaq Cumar Maxamed ayaa sheegay in xubno Alshabaab ka tirsan lagu qabtay Garoonka Diyaaradaha Muqdisho.
Wasaaradda Amniga Xukuumadda Soomaaliya ayaa soo saartay amarro cusub oo ku saabsan ammaanka Muqdisho oo maalintii saddexaad bandow dhinaca gaadiidka ah ku…
Muqdisho, 5 March 2016: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta si rasmi ah u daah-furey barnaamijka wadashaqeynta…
