Browsing: Aqalka Cad
Wararka laga helay magaalada Washignton ee dalka Mareykanka ayaa sheegaya in muddo kooban oo daqiiqado ah la joojiyey howlihii ka…
Wararka laga helayo magaalada Washington ayaa sheegaya in nin hubeysan uu isku hor toogtay Aqalka Cad ee looga arrimiyo Mareykanka,…
Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta cod u qaaday ansixinta xubin cusub oo loo magacaabay inay ka mid noqoto Gudiga…
Guddoomiyaha Aqalka sare Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Micheal Keating, waxayna…
Agaasimihii Warfaafinta Aqalka Cad ee Mareykanka ayaa xilka ka tegay sida ay shaacisay Warbaahinta Mareykanka.
Waxaa maanta lagu wadaa in la caleemo saaro madaxweynaha cusub ee Mareykanka Donald Trump oo noqonaya madaxweynaha 45-aad ee Mareykanka.
Rasaas ayaa caawa ka dhacday xarunta Koongareeska Mareykanka taasoo keentay in la xiro Aqalka Cad ee looga taliyo dalka Mareykanka…
