Doorashada Xildhibaanada Aqalka Hoose ee maanta ka dhacday magaalada Kismaayo ayaa lagu doortay 7 xildhibaan Jubbaland ka soo galay Aqalka…
Browsing: Aqalka hoose
Waxa magaalada Baydhabo lagu soo gabagabeeyay maanta wejigii koowaad ee Doorashada xildhibaanada Aqalka Hoose ee Koonfur Galbeed.
Mid ka mida labada kursi ee Aqalka hoose ee Baarlamaanka beesha Ogaadeen ee lagu dooranayo magaalada Baydhaba ayaa lagu soo…
Gudoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Prof. Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari) ayaa ku guuleystay xildhibaanada Baarlamaanka cusub ee Soomaaliya.
Waxaa magaalada Baydhaba ka bilowday doorashada aqalka hoose ee Baarlamaanka Soomaaliya.
Waxaa mar kaliy maanta ka bilaabanaya magaalooyinka Kismaayo iyo Baydhaba doorashada xildhibaanada Aqalka hoore ee Baarlamaanka.
Maanta 5-fa November 2016, waxaa magaalada Garowe ka bilowday doorashada Aqalka Hoose ee Baarlamaanka Soomaaliya.
Xildhibaankii ugu horeeyay ee ka mid noqonaya Aqalka hoose ee Baarlamanka Soomaaliya ayaa goor dhoweyd lagu doortay magaalada Garowe.
TOOS U DAAWO: Doorashada xildhibaanada Aqalka hoose ee ka socota Magaalada Garowe. Doorashada kursiga ugu horeeya ee xildhibaanka kowaad ee…
Doorashooyinka Aqalka hoose ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka bilaabanaya Maamulka Puntland, sida uu shaaciyay Guddooomiyaha Guddiga Doorashooyinka dadban ee Maamulka Puntland Khaliif Aw-Cali.
Madaxweynaha Puntland C/weli Gaas iyo Ra’iisal wasaare Cumar C/rashiid ayaa lagu eedeeyay inay faragelin ku sameeyeen ergadii dooran lahayd xildhibaanada…
Guddiga Doorashooyinka Dadban ayaa shaaciyay in qeyb ka mida ergada dooraneysa xildhibaanda aqalka hoose ee Baarlamaanka inay soo gudbiyeen odayaasha…
Madaxda Madasha Qaran ee dalka ayaa isla meel dhigay lacagta laga rabo musharixiinta u tartameysa xilalka labada aqal
