Waxaa magaalada Jowhar ka socda Doorashada Kursi ka mida kuraasta Aqalka hoose ee baarlamaanka. Kursigan oo ah kan beesha Agoon/Xawaadle…
Browsing: Aqalka hoose
Wararka laga helayo magaalada Cadaado ayaa sheegaya in xildhibaan shalay lagu doortay magaalada Cadaado ay dacwad ka taagan tahay kursigiisa.
Doorashada xildhibaanada Aqalka Hoose ee Beelaha Banaadiriga ayaa maanta ka bilaabatay magaalada Muqdisho.
Waxaa maanta magaalada ka dhacday doorashada kursi ka mida aqalka hoose ee Baarlamaanka.
Doorashadii Aqalka hoose ee baarlamaanka, kana socotay xarunta magaalada Jowhar ee maamulka Hirshabeelle ayaa maanta hakad la geliyay.
Guddoomiye ku xigeenkii Baarlamaanka Federaalka ayaa ku guuleystay xildhibaanka ka tirsan Baarlamaanka Federaalka doorasho maanta ka dhacday magaalada Muqdisho.
Maamulka Hirshabeelle ayaa ka dalbaday musharax xildhibaan oo wasiir ka ah maamulka Koonfur Galbeed inuu degdeg uga baxo magaalada Jowhar.
Guddiga Doorashada Dadban ee Soomaaliya ayaa dacwad ku soo oogay madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Cali C/llaahi Cosoble.
Wxaaa maant magaalada Cadaado ka dhacday doorashada labo kursi oo ka tirsan baarlamaanka federaalka Soomaaliya.
Siyaasiga Cabdullaahi Sheekh Xasan, xil heer wasiirna ka haaya maamulka Koonfur Galbeed ayaa lagu soo waramayaa inuu qarka u saaran…
Wararka laga helayo magaalada Jowhar ayaa sheegaya inay dib u dhac ku timid doorashadii kursiga beesha Galmaax ee Aqalka hoose.
Odayaasha iyo Waxgardka Beesha Cabdale ee Sacad ayaa shaaciyay in kursigii beeshaasi si shirqool ah loo boobay.
Waxaa lagu wadaa in maanta magaalada Jowhar lagu qabto doorashada kursigii ugu horeeyay ee Beesha Abgaal oo haween ay ku…
Magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hirshabeelle waxaa maanta lagu doortay laba xildhibaan oo ka mid noqday Aqalka hoose ee Baarlamaanka…
Xildhibaan Ubax Tahliil Warsame ayaa mar kale dib u hanatay kursiga xildhibaannimo ee beesheeda doorasho ka dhacday magaalada Jowhar.
Doorashada Aqalka hoose ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa mar kale maanta ka dhaceysa magaalada Jowhar.
Musharax Axmed Macalin Fiqi ayaa ku guuleystay inuu noqdo xildhibaan ka tirsan baarlamaanka cusub ee federaalka.
Wararka laga helayo magaalada Cadaado ayaa sheegaya in Ganacsade Axmed Ducaale Geelle (Xaaf) uu ka haray tartanka xildhibaannimada Aqalka hoose.…
Magaalada Cadaado ayaa la filayaa in maanta ay ka dhacdo doorasho lagu loolamayo kuraas ka mida aqalka hoose ee Baarlamaanka.
