Doorashada xildhibaanada Aqalka sare ee Baarlamaanka magaalada Baydhaba ayaa maanta lagu doortay xildhibaano cusub oo ka mid noqonay Baarlamaanka cusub.
Browsing: Aqalka hoose
Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashooyinka ayaa ku dhaawaaqay xilliga la shaacinayo go’aanka kuraasta dib loogu noqonayo Doorashadoda.
Iyadoo ay magaalada Baydhaba ka socoto doorashada Aqalka hoose ayaa maanta waxaa ka dhacay doorasho loogu loolamay kursiga Beesha Hintire.
Ergeyga Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Micheal Keating ayaa si toos ah u farageliyay doorasahda Aqalka hoose ee mid ka mida…
Xildhibaan C/llaahi Goodax Barre, horena u soo noqday wasiirkii Arrimaha Gudaha ayaa olole doorasho u tegay magaalada Jowhar ee maamulka…
Xildhibaanada Aqalka hoose ee Baarlamaanka laguna doortay magaalada Baydhaba ayaa gaaray in ka badan 40 xildhibaan.
Mid ka mida xildhibaanada sida weyn ugu xirnaa madaxtooyada Soomaaliya ayaa dib ugu soo laabtay Aqalka hoose doorashada ka dhacay…
Wararka laga helayo magaalada Baydhaba ayaa sheegaya inay halkaasi ka dhacday fadeexad ku saabsan kursi loo doortay haweeney aan ka…
Madaxweynaha maamulka Galmudug C/kariim Xuseen Guuleed ayaa qoraal jawaab u diray Safiirka Maraykanka u jooga Somalia, Ambassador Stephen M. Schwartz.
Xildhibaan Maxamuud Maxamed Maxamuud (Kulalihi), ayaa isaga baxay doorashada aqalka hoose ee kursiga beeshiisa Muuse Saleebaan.
Wararka laga helayo magaalada Jowhar ayaa sheegay in Xildhiban ay wadatay Madaxtooyada Soomaaliya looga adkaaday Doorashada Aqalka hoose ee Baarlamaanka.
Mid ka mida xildhibaanadii hore ee ugu afka dheeraa oo dowladii Xasan Sheekh ayaa guuldarro xanuun leh kala kulmay dadaalkii…
Wara xogogaal ah ayaa sheegaya in afar kursi oo xildhibaanadooda lagu doortay magaalada Cadaado dib loogu noqon doono doorashadooda.
Waxaa Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubbadda hoose lagu doortay xildhibaano ka mida Aqalka Hoose Baarlamaanka.
Waxaa maanta magaalada Jowhar lagu doortay xildhibaano ka mida aqalka hoose ee Baarlamaanka Federaalka, iyadoo ay ku soo baxeen xildhibaanada…
Waxaa maanta mar kale doorashada aqalka hoose ee Baarlamaanka ka dhacday magaalada Garowe iyadoo lagu doortay saddex xildhibaan.
Waxaa maanta magaalada Cadaado dib uga bilowday Doorashada xildhibaanada Aqalka hoose ee Baarlamaanka.
Magaalada Baydhabo waxaa maanta lagu doortay qeyb kale oo ka mida xildhibaanada Aqalka Hoose ee Soomaaliya.
Iyadoo doorashada xildhibaanada Aqalka sare ee Soomaaliya dib looga bilaabay maanta ayaa waxaa dib u hantay kursiga Aqalka sare C/weli…
Mid ka mida wasiiru dowleyaasha xukuumadda Soomaaliya oo dib loogu doortay xildhibaan ka tirsan Aqalka hoose ayaa halis la geliyay…
