Maamulka Jaamacadda Benadir ee magaallada Muqdisho ayaa shaaciyey inay geeriyootay gabar ka tirsaneyd Jaamacadaasi, qeybta caafimaadka oo ay dhowaan dhaawacmeen…
Hal arday ayaa ku dhintay, laba kalena dhaawac ayaa kasoo gaaray oo midkood xaaladiisu liidato kadib markii ay rasaas ku…