Sheekh Xasan Daahir oo ka mida culimada xagjirka ah ee Soomaalida oo xabsi guri ugu jira dowladda Federaalka Sooomaaliya

Maamul Goboleedka Puntland ayaa soo saaray amar lagu xirayo xubnaha ka tirsan urur diimeedka cusub ee la baxay As-saaciduun Bilxaq.