Waxaa magaalada Muqdisho goor dhoweyd ka bilowday bannaanbax lagu dalbanayo in dib loo soo celiyo askarta ku maqan dalka Eritrea.
Browsing: askarta maqan
Wasiirkii hore ee Arrimaha Gudaha Cabdi Faarax Siciid (Juxa) ayaa khiyaano Qaran iyo arrin ugub ku ah siyaasadda Soomaaliya ku…
Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir Thabit Cabdi Maxamed ayaa Ra’iisal wasaarihii hore Musharax Xasan Cali Kheyre dusha u saaray mas’uuliyadda…
Madaxweynihii hore Shariif Sheekh Axmed oo ah Guddoomiyaha Midowga Musharixiinta Shariif Sheekh Axmed ayaa ka hadlay xaaladda askarta Soomaalida ee…
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, xildhibaan Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si kulul uga hadlay askarta dowladda Soomaaliye ee ku maqan dalka…
War-saxaafadeed uu soo saaray Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Aqalka Sare Abshir Maxamed Axmed (Bukhaari) ayuu ku sheega inuu hoggaamin…
Kuma soo koobi karo dareenkayga qormo yar ee aan halkaan kusoo gudbiyo oo keliya waxaa i huraya oo i ololaya…
