Browsing: Asmara
Hoggaamiyayaasha Somalia, Ethiopia, Eritrea ayaa war-murtiyeed ay kasoo saareen magaalada Asmara oo ay maanta ku kulmeen ku sheegay inay doonayaan…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa goor dhoweyd gaaray magaalada Asmara ee caasimadda dalka Eritrea, halkaasoo lagu soo dhoweeyay, isagoo…
Madaxweynaha Soomaaliya Mohamed Abdullahi Farmaajo ayaa saaka u dhoofay magaalada Asmara, halkaasoo uu uga qayb gelayo kulan Madaxeed saddex geesood ah oo…
Shirka saddex geesoodka Madaxda dalalka Geeska Afrika ee Itoobiya, Eritrea iyo Soomaaliya ayaa Berri ka furmaya magaalada Asmara ee dalka…
Madaxweynaha Soomaaliya aya saaka ka degay Garoonka Diyaaradaha magaalada Asmara ee caasimadda dalka Eritrea, isagoo booqasho rasmi ku tegay dalkaasi.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa saaka u dhoofay dalka Eritrea, kadib markii uu dalka ku…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Asmara ee dalka Eritrea.
Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyata iyo Ra’iisal wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa maanta gaaray magaalada Asmara ee dalka Etirea, iyadoo uu…
Wararka laga helayo magaalada Asmara ee dalka Eritrea ayaa sheegaya in Madaxweynaha Kenya oo maalmahan ku sugnaa dalka Itoobiya iyo…
Ciidamada jabhadda ONLF ee xoreynta Soomaali Galbeed, kuwooda gaarka ah ayaa laga duuliyey magaalada Asmara iyagoo ka degay magaalada Jigjiga…
Dowladda Itoobiya iyo Jabhadda ONLF aya heshiis ku gaaray magaalada Asmara ee dalka Eritrea kadib wadahadal halkaas uga socday labada…
Waxaa magaalada Asmara wadahadal ku yeeshay madaxda Jabhadda ONLF iyo Wafdi ka socday dowladda Itoobiya, iyadoo heshiis hordhac ah lagu…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa magaalada Asmara ee dalka Eretria markii labaad kula kulmay guddoomiyaha ururka ONLF Maxamed Cumar…
Safaaradda Itoobiya ee magaalada Asmara caasimadda dalka Eritrea ayaa si rasmi ah loo furay maanta, kadib xaflad ay ka qeyb…
Wasiirrada arrimaha dibadda ee Dowladaha Soomaaliya , Itoobiya iyo Eritrea ayaa wadajir u tegeya dalka Jabuuti dadaal lagu doonayo in…
Wararka laga helayo magaalada Asmara ee dalka Eritrea ayaa sheegaya in hoggaamiyeyaasha saddexda dal ee Soomaaliya, Itoobiya iyo Eritrea ay…
Waxaa fiidkii caawa magaalada Asmara ee dalka Eritrea ka degay madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayey oo…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maanta ku sii jeeda magaalada Asamra ee dalka Eriteria, iyadoo ay tahay booqashadii labaad…
