Browsing: Awdheegle
Taliska ciidamada Milateriga Soomaaliya ayaa shaaciyey magacyada horjoogayaal ka tirsan Alshabaab oo lagu dilay weerarradii ay kusoo qaadeen shalay xarumaha…
Ciidamada Kumaandooska Soomaaliya ayaa weerar ku qaaday degaanka Daarusaleem ee degmada Awdheegle, Gobolka Sh/hoose goob la sheegay inay isku urursanayeen…
Alshabaab ayaa sheegtay inay ka danbeysay dilka Guddoomiyihii degmada Awdheegle oo maanta ku dhintay Qarax Miino oo lagu qaaday Gaari…
Ciidammada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa shaaciyey in milateriga Somalia iyo AMISOM ayaa Duqeyn ku dileen Horjoogayaal iyo Maleeshiyaad ka tirsan…
Warar is khilaafsan ayaa kasoo baxaya dagaal culus oo Alshabaab Saaka ku qaadeen Degmada Awdheegle oo dhowaan ay ka qabsadeen…
War goor dhoweyd kasoo baxay Alshabaab ayaa lagu sheegay in tobanaan askari oo ka tirsan ciidamada dowlada Soomaaliya lagu dilay…
Wararka laga helayo Gobolka Sh/Hoose ayaa sheegaya in Alshabaab ay weerar ku bilowday Qarax is-miidaamin ah ku qaaday degmada Awdheegle…
-Ciidammada kumaandooska ee xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa Howlgal Qorsheysan ka fuliyey deegaanka Shaam ee Galbeedka inta ka xiga degmada Awdheegle,…
Ciidamada Danab ee Xoogga dalka ayaa isku fidiyey agagaarka degmada Aw-dheegle oo ay shalay ka qabsadeen maleeshiyaadka Alshabaab, iyagoo howlgallo…
Ciidamada kumaandooska ee xoogga dalka ayaa la wareegay degmada Aw-dheegle ee Gobolka Sh/Hoose oo ay hore uga talinayeen maleeshiyada Alshabaab.
Ciidamada kumaandooska Soomaaliya oo taageero Malatari ka helayo Ciidamo Mareykan ah ayaa xalay Saqdii dhaxe Howlgal qorsheysan ka fuliyay saldhig…
Ciidamo isugu jira Kumaandooska Soomaaliya iyo Mareykanka ayaa xalay xilli danbe weerar ku qaaday degaanka Awdheegle ee Gobolka Sh/hoose.
Kooxda Al Shabaab ayaa la sheegay inay galabta oday waayeel ah 80 sano jir ahaa ay ku fuliyeen dil toogasho ah.
Wararka ka imaanaya gobolka Shabeelada Hoose ayaa sheegaya dagaalo qaraar ay ka socdaan degaano ka mida Gobolka Shabeelaha hoose, kadib…
Ciidamada Kummaandooska Soomaaliya ayaa caawa la wareegay degmada Awdheegle ee Gobolka Shabeelaha Hoose
Faahfaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaysa weerar cirka iyo dhulka ah oo xalay saqdii dhexe ciidamo loo maleynayo inay…
Wararka laga helayo gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in howlgal culus ay xalay degmada Awdheegle ku qaadeen ciidamo ajnabi ah…
Kooxda Alshabaab ayaa la wareegtay xalay saqdii dhexe degaanada Awdhiigle iyo Mubaarak ee Shabeelaha Hoose kadib markii weerar culus ay…
