Kooxda Al-Shabaab ayaa warcad ka soo saartay wararka sheegaya inuu geeriyooday Amiirkeeda Axmed Diiriye Abuu Cubeyda oo saraakiil ka tirsan…
Browsing: Axmed Diiriye
Saraakiil ka tirsan ciiamada milateriga Soomaaliya ayaa sheegay inuu geeriyooday amiirkii kooxda Alshabaab ee Axmed Diiriye Abuu Cubeyda.
Madax ka tirsan dowladda Federaalka ayaa ka qeyb galay janaasadda Allaha u naxariistee Marxuum Nabadoon Axmed Diiriye Cali oo ka…
Taliska ciidamada xoogga ee ka howlgala gobolk Gedo ayaa faafiyey xog ku saabsan Amiirka Alshabaab ugu sareeya ee Sheekh Axmed…
Amiirka guud ee Al-Shabaab Axmed Diiriye Abuu-Cubeyda iyo ciidamo faro badan oo la socda ayaa lagu arkay Gobolka Gedo.
Nabadoon Axmed Diiriye Cali oo ka mida odayaasha dhaqanka ee kasoo jeeda Galmudug ayaa ka digay burbur ku yimaada maamulkaasi.
Dowladda Soomaaliya ayaa soo kicisay qaar odayaasha dhaqanka ee taageersan si ay uga difaacaan ololaha weyn iyo kacdoonka shacabka ee…
Nabad-doon Axmed Diiriye Cali oo ka mida odayaasha dhaqanka Koonfurta Soomaaliya ayna afhayeenka Odayaasha Dhaqanka iyo Midnimada Beelaha Hawiye si…
Nabad-doon Axmed Diiriye Cali oo ka mida hogaamiyeyaasha dhaqanka waaweyn ee beelaha Koonfurta Soomaaliya ayaa si kulul u cambaareeyay mooshinka…
