Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi ayaa sheegay in madaxweynaha Koonfur Galbeed ee Soomaaliya lagu qasbay inuu taageero madaxweynaha xilka ka dhamaaday…
Browsing: Axmed Fiqi
Musharax Axmed Macalin Fiqi ayaa ku guuleystay inuu noqdo xildhibaan ka tirsan baarlamaanka cusub ee federaalka.
Magaalada Cadaado ayaa la filayaa in maanta ay ka dhacdo doorasho lagu loolamayo kuraas ka mida aqalka hoose ee Baarlamaanka.
Axmed Macalin Fiqi oo ka mida madaxda xisbiyada Siyaadda dalka ayaa kashifay howlaha dowladda Federaalka iyo kooxda Damjadiid
Dadaalka maamul u sameynta gobollada Dhexe ee Soomaaliya wuxuu la bilowday khilaafaad iyo isku dhac dhex maray dowladda Federaalka iyo…
