Waxaa magaalada Garowe ee Caasimadda Puntland ka bilaabtay doorashadda Guddoomiyaha degmada Garowe, iyadoo dhowaan la sameeyay Golaha degaanka magaaladaasi.