Kooxda Alshabaab qeybteeda warbaahinta ayaa caawa shaacisay sawirro ay sheegtay inay yihiin dagaalkii ay maanta ku qaaday xerada Baar Sanguuni…
Kooxda Alshabaab qeybteeda warbaahinta ayaa caawa shaacisay sawirro ay sheegtay inay yihiin dagaalkii ay maanta ku qaaday xerada Baar Sanguuni…
Kooxda Alshabaab ayaa saaka weerar culus ku qaaday saldhiga ciidamada Baar Sanguuni ee duleedka magaalada Kismaayo, iyadoo warar kala duwan…
Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa dib u celiyey ciidamo ka tirsan kuwa maamulkiisa iyo milateriga dowladda Soomaaliya isagoo maanta…