Dabley loo maleynayo inay ka tirsan tahay kooxda Alshabab ayaa toogasho ku dishay oday dhaqameed caan ah, magaalada Baardheere ee…
Browsing: Baardheere
Qarax ka dhacay magaalada Baardheere ayaa qasaare u geystay dadweyne iyo mas’uuliyiin ka tirsan magaaladaasi.
Weerar qarax bambo ah ayaa ka dhacay xarunta degmada Baardheere, iyadoo lala beegsaday Guddoomiye ku xigeenka Gobolka Gedo. Weerarkan oo…
Askari Itoobiyaan ah ayaa ku dhintay iyo qof rayid ah qaraxyo mar kaliya ruxay degmada Baardheere ee gobolka Gedo, kadib…
Wararka laga helayo degmada Baardheere ee Gobolka Gedo ayaa sheegaya in qaraxyo is xigxiga ay ka dhaceen Magaaladaasi, qaraxyadaasi ayaa sababay…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxeysa qarax saaka lagu dhaawacay guddoomiye ku xigeenka Gobolka Gedo Sheekh Maxamed Xuseen Al-qaadi…
Wararka hadda soo dhacay ee laga helayo gobolka Gedo ayaa sheegaya in sarkaal sare oo ka tirsan Ahlu suna, ahaana…
Wararka laga helayo gobolka Gedo ayaa sheegaya in maleeshiyo ka tirsan ururka Al-shabaab ay maanta Saddex qof oo tirsan hay’adda…
Ciidamada Kenya ee ku sugan magaalada Baardheere ayaa la sheegay inay xireen oo muddo saddex maalmood ah xabsiga ugu jiro…
Ciidamada AMISOM ee Itoobiya iyo kuwa dowladda Federaalka ayaa saaka Hawada ka saaray Isgaarsiinta Degmada Baardheere ee gobolka Gedo, iyadoo…
Wararka laga helayo degmada Baardheere ee gobolka Gedo ayaa sheegaya inuu qarax ka dhacay ka dhacay halkaasi, iyadoo saraakiisha ciidamada…
Maamulka Jubba ee Axmed Madoobe oo ku adkeysanaya inuu Gobolka Gedo awood kula wareego ayaa maanta mar kale maamul cusub…
Diyaaradii ugu horeysay oo rakaab ah ayaa maanta ka degtay garoonka Diyaaradaha magaalada Baardheere ee Gobolka Gedo, kaasoo xirnaa muddo ka…
Xaalada degmada Baardheere ayaa dib ugu soo laabatay ka hor sidii ay ahayd intii aanay kooxda Alshabab la wareegin 7…
Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya C/qaadir Sheekh Cali Diini oo maanta socdaal shaqo ku tegay magaalada Baardheere ee gobolka Gedo oo dhowaan laga…
Wasiirka Gashaandhiga dowladda Federaalka Soomaaliya Jen. C/qaadir Sheekh Cali Diini iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa goor dhoweyd gaaray degmadda Baardheer…
Saraakiisha Ciidamada Dowladda Soomaaliya ee ku sugan degmada Baardheere ee Gobolka Gedo ayaa sheegaya in dhowr maleeshiyo ka tirsan Xarakada…
Sarkaal ka tirsan kooxda Alshabaab ayaa shalay isku dhiibay ciidamada dowladda Federaalka iyo kuwa AMISOM ee ku sugan magaalada Baardheere…
Warar xog-ogaal ah oo laga helayo gobolka Gedo ayaa sheegaya in ciidamada Itoobiya ee ku sugan degmada Baardheere oo dhowaan…
Madaxweyne ku xigeenka maamulka Juba Jen. C/llaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag) ayaa ku guuldarreystay qorshe uu doonayay in ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya…
