Baarlamaanka maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya ansixiyey mooshinka muddada xilka loogu kordhiyey Madaxweyaha Maamulkaasi C/casiis Xasan Maxamed (Lafta-Gareen).
Browsing: Baarlamaanka K/Galbeed
Guddiga Doorashada Baarlamaanka labaad ee K/Galbeed Soomaaliya ayaa shaaciyey shan musharax oo isu soo taagay xilal guddoonka Baarlamaanka cusube ee…
Guddoomiyaha kumeelgaarka ah Baarlamaanka labaad ee Koonfur Galbeed Soomaaliya Xasan Cabdinuur Aadan ayaa magacaabay Guddiga Doorashada Guddoonka Baarlamaanka cusub ee…
Guddoomiyeyaasha Baarlamaanada Soomaaliya iyo Jabuuti oo socdaal ku joogay magaalada Baydhaba ayaa dib ugu laabanaya magaalada Muqdisho, kadib markii ay…
Madaxweynaha Maamulka K/Galbeed ayaa maanta kulan Qado sharaf ah gurigiisa ugu sameeyay xildhibaannada Baarlamaanka K/Galbeed, iyadoo kulankaasi looga hadlay mustaqbalka…
Mooshinkii mudadda dheer la diyaarinayay ee ka dhanka ahaa madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed ayaa ugu danbeyn la saxiixay.
Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa maanta xarunta maamulka ee magaalada Baydhabo ka furay Kalfadhiga…
Ina ka badan 40 xildhibaan oo ka tirsan baarlamaanka Koonfur Galbeed oo maanta ku shiray magaalada Baydhaba
Baarlamaanka Koonfur Galbeed ayaa goor dhow guddoomiye u doortay C/qaadir Shariif Sheekhuna Maye, kadib doorasho ka dhacday magaalada Baydhaba ee…
Doorashada Guddoonka baarlamaanka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya ayaa maanta dhaceysa magaalada Baydhaba, iyadoo ay goor dhoweyd bilaabtay munaasbadda oo ay…
Kuankii ugu horeeyay ee baarlamaanka maamulka Koofur Galbeed ee Soomaaliya oo maanta ka dhacay magaalada Baydbaba ayaa lagu doortay guddoomiye kumeelgaara…
Xildhibaanada maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya oo bilihii ugu danbeeyay lagu howlanaa sidii loo soo xuli lahaa isla markaana khilaaf…
Madaxweynaha maamulka KMG ah ee K/Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa lagu eedeeyay inuu faraha kula jiro howsha xulista xildhibaanada…
Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Maxamed Xuseen (Odawaa) ayaa maanta gaaray Magaalada Baydhaba ee xarunta K/Galbeed, iyadoo ay…
