Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya ayaa shaaciay in Berri oo ku beegan Axad oo taariikhdu tahay, July 12, 2020, dib…
Browsing: Baasaboorka
Qoraal kasoo baxay Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliya ayaa joojisay qabashada codsiyada Baasaboorka Soomaaliya, xaaladda ka dhalatay cudurka Covid-19 awgeed.
Xaruntii labaad ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliya ayaa laga furay magaalada Muqdisho, taasoo la bixin doono Baasaboorada.
Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliya ayaa shaacisay in maalmo dheeraad ah lagu daray hakadka la geliyey qabashda codsiyada Baasaboorka oo…
War kasoo baxay Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliya ayaa shaacisay in la hakiyey codsiyada dalbasahda Baasaboorka Somaaliga muddo dhowr maalmood…
Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliya ayaa kordhisay mudadda hakadka la geliyey qabashada codsiyada Baasaboorka Soomaaliga oo 3 malmood oo hor…
War kasoo baxay Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Dowladda Federaalka Soomaliya ayaa lagu sheegay in la hakiyey codsiyada bixinta Baasaboorka muddo…
Bixinta Baasaboorka Soomaaliga ayaa dib loo bilaabay maanta, kadib markii uu xayirnaa muddo ka badan laab bilood taasoo cabasho culus…
Waxaa bishii saddexaad galay markii uu joogsaday bixinta Baasaboorka Soomaaliga, iyadoo dadweyne fara badan ay subax waliba tagaan xarunta Hay’adda…
Waxaa bishii labaad xiran bixinta Baasaboorka Soomaalida oo la joojiyey aakhirkii Bishii Novembar 2018, kadib markii uu gabagabo soo gaaray…
Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha dowladda Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay xilliga dib loo bilaabayo bixinta baasaboorka, kadib muddo toddobad ah oo…
Xukuumadda Soomaaliya ayaa shaqadii ka joojisay shirkado ka mida kuwa bixiya adeegga hay’adaha dowladda oo qandaraasyo kula jiray dowladda Soomaaliya.
