Ra’iisal wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo wafdi uu hoggaamainayo ayaaa galabta aaray degmada Bardaale ee Gobolka Baay…
Browsing: Baay
Al-shabaab ayaa toogasho ku fulisay shan qof oo lagu eedeeyay basaasnimo, iyadoo dilkaasi ka dhacay degaanka Iidaale ee Gobolka Baay.
Wararka laga heleyo Gobolka Baay ayaa sheegaya in weerar qorsheysan lagu dilay taliye ka tirsanaa ciidamada dowladda.
Madaxweynaha maamulka Koofur Galbeed ee Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa gudoomiye cusub umagacaabay Gobolka Baay.
Saraakiisha ciidamadda dowladda Soomaaliya ee ku sugan Gobolka Bay, maamulka Koonfur Galbeed ayaa sheegay inuu isu soo dhiibay sarkaal sare…
Wararka laga helayo Gobolka Bayaa ayaa sheegaya in dad ka badan 30 qof ay ku dhinteen, isla markaana 28 kale…
Wararka laga helayo gobolka Bay, ayaa sheegaya in ciidamada Itoobiya ay dad rayid ah ku laayeen degaanka Awdiinle ee Gobolka…
Kooxda Alshabaab ayaa la sheegay inay odayaal ku gowracday degaanka Goof-gaduud ee Gobolka Baay, kadib markii halkaasi dagaalo ku dhex…
