Howlgal weyn ayaa saaka ka socda Suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho, iyadoo ciidamo fara badan ay ku jarmaadeen suuqa.
Browsing: Bakaaraha
Weerar is khaarijin ah ayaa maanta ka dhacay suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho, kaasoo dhex maray koox dabley ah iyo askar…
Ciidamada Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Soomaaliya ee NISA ayaa xalay shaaciyay inay qabteen Gaari
Ciidamada Booliska magaalada Muqdisho ayaa xalay Suuqa ugu weyn magaalada ee Bakaaraha ku dilay labo qof oo la sheegay in ay ahaayeen…
Hay’adda Nabad sugidda Qaranka ayaa shaacisay in horjooge ka tirsan Alshabaab lagu soo qabtay howlgallo ay ciidanku ka sameeyeen suuqa…
