Kooxda Alshabaab ayaa weerar culus ku qaaday saldhig ciidamada maamulka Koonfur Galbeed ku leeyihin degmada Xudur ee Gobolka Bakool.
Browsing: Bakool
Wararka laga helayo Gobolka Bakool ayaa sheegaya in kooxda Alshabaab ay kordhisay hanjabaadda ay ku heyso Sheekh Mukhtaar Roobow Cali…
Wararka laga helayo Gobolka Bakool ayaa sheegaya in maleeshiyo taabacsan Wadaadka Sheekh Mukhtaar Roobow Cali (Abuu Mansuur) ay qarka u…
Maleeshiyo ka tirsan kooxda Alshabaab ayaa dib ula wareegay degmada Tiyeglow ee Gobolka Bakoolo saacado kooban kadib markii ay ka…
Xildhibaan Maxamed Xuseen Isaaq Afaraale oo ka mid ah Xildhibaanada ka soo jeeda Gobolka Bakool ayaa ka digay in dagaal…
Wafdi ka socda wasaaradda arrimaha gudaha oo uu hogaaminayo wasiirka wasaaradaasi C/raxmaan Maxamed Xuseen (Odawaa) ayaa maanta tegaya magaalada Jowhar oo…
Maamul loogu magacdaray Bakool sare ayaa la sheegay in looga dhawaaqayo Degmada Ceelbare ee Gobolka Bakool, iyadoo madaxweyne lagu dooranayo shir…
Maamulka Koofur Galbeed Soomaaliya ayaa si kulul uga hor yimid ololaha ka socda degaano ka mida gobolka Bakool ee la…
Kooxda Alshabaab ayaa weerar culus ku qaaday saaka aroortii ku qaaday laba tuulo oo ku dhow degmada Xudur ee Gobolka…
Madaxweynaha maamulka Koonfur galbeed ee Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa diiday dalab ka yimid beelo gadoodsan oo sheegay inay…
Xildhibaan Maxamed Xuseen Isaaq (Afaraale) oo ka mid ah xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ee ka soo jeeda gobolka Bakool ayaa ayaa…
Wararka laga helayo gobolka Bakool ayaa sheegaya in ciidamada dowladda iyo AMISOM howlgallo shalay gelinkii dambe ka sameeyeen degaanno ka…
Guddoomiyeyaasha Gobollada Sh/hoose iyo Bakool C/qaadir Nuur Siidii iyo Maxamed Cabdi Tool oo kamida guddoomiyeyaasha ugu waqtiga dheer goboladda dalka…
Wararka laga helayo gobolka Bakool ayaa sheegay in dagaallo culus oo ka dhacay gobolkaasi degaano hor leh loogala wareegay kooxda…
