Wararka laga helayo gobolka Sh/hoose ayaa sheegaya in ciidamada kumaandooska Milateriga Soomaaliya ee Danab oo taageero ka helaya ciidamo Mareykan…
Browsing: Balcad
Wararka laa helayo degmada Balcad ee gobolka Sh/dhexe ayaa sheegaya in weerar hoobiyaal ah xalay lagu qaaday saldhig ay ciidamada…
Kooxda Al-Shabab ayaa galinkii dambe ee maanta meel fagaaro ah ku toogtay nabadoon caan ka ah gobalka Shabellaha Dhexe, gaar…
Wararka ka imanaya degmada Balcad ee gobolka Sh/dhexe ayaa sheegaya inuu dagmadaas ka dhacay fal dil aha oo lagu khaarijiyey …
Kooxda Alshabaab ayaa war ka soo saaray weerarkii ay galabta ku qaaday kolonyo ay la socdeen xildhibaanno ka tirsan maamulka…
Mas’uuliyiin iyo xildhibaanno ayaa lagu dilay Galabta weerar ay kooxda Alshabaab ku qaadeen kolonyo kusoo jeeday magaalada Muqdisho, kuna sii…
Wrarka laga helayo degmada Balcad ee gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa sheegaya inuu halkaasi dagaal ku dhex maray ciidamo kawada tirsan…
Wararka naga soo gaaraya Gobolka Shabeelaha dhexe ayaa sheegaya in kooxda Alshabaab ay dagaal culus ku soo qaaday saldhig ay…
Wararka laga helayo Gobolka Sh/Dhexe ayaa sheegaya in xaalad kacsan ay ka jirto magaalada Balcad ee Muqdisho u jira 30…
Kooxda Alshabaab ayaa weerar culus ku qaaday shalay kolonyo ka tirsan AMISOM oo ku sii jeeday magaalada Jowhar.
Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa dib ugu laabtay xarunta degmada Balcad ee Gobolka Sh/Dhexe kadib markii ay muddo saacado ah geystaan…
Maleeshiyo ka tirsan Kooxda Alshabaab ayaa weearr lama filaan ah barqadii maanta kula wareegtay degmada Balcad ee Gobolka Sh/Dhexe oo…
Wararka laga helayo degmada Balcad ee Gobolka Sh/Hoose ayaa sheegaya in maleeshiyo ka tirsan Alshabaab ay dagaal culus saaka ku…
Wararka laga helayo degmada Balcad ee Gobolka Sh/Dhexe ayaa sheegaya in Qarax miino oo haleelay gaari xamuul uu dhaliyey qasaare…
Wararka laga helayo Gobolka Sh/Dhexe ayaa sheegaya in Qarax lala beegsaday Kolonyo ka tirsan ciidamada AMISOM oo marayey duleedka degmada…
Wasiirka Amniga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow Ducaale kormeer dhulka ah ku tegey degmada Balcad ee Gobolka Shabellaha Dhexe.
Wadadda isku xirta magaalooyinka Muqdisho iyo Jowhar ayaa xirantay, kadib markii maleeshiyada Alshabaab ay dagaal kula wareegeen degaano ka degmada…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa weerar ay kooxda Alsahbaab ku qaadeen galbta fariisin ay ciidamada dowladda ku leeyihiin Gobolka…
Wararka laga helayo Gobolka Sh/Dhexe ayaa sheegaya in Alshabaab ay weerar culus kula wareegeen galabta degaan ka tirsan degmada Balcad.
Wararka laga helayo Gobolka Shabeelaha dhexe ayaa sheegaya in kooxda Alshabaab ay weerar ku qaadeen fariisin ay ciidamada dowladda Soomaaliya…
