Browsing: Bam
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa weerar bam oo lagu qaaday Saldhig Boolis oo ku yaalla magaalada Gaalkacyo ee Gobolka…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in caawa weerarro bam lagu qaaday laba ka mida saldhigyada Booliska magaalada Muqdisho.
Weerar loo adeegsaday Bam Gacmeed ayaa lagu qaaday bar ay ciidamada Booliska ku sugnaayeen, magaalada Muqdisho.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in caawa weerar Bam loo adeegsaday lagu qaaday saldhigga Booliska degmada Wadajir ee…
Weerar Bam Gacmeed ayaa caawa lagu qaaday laanta Horseed ee degmada Yaaqshiid, magaalada Muqdisho, kaasoo dhaliyey qasaare dhimasho iyo dhaawac…
Qaraxa Bam gacmeed ayaa ka dhacay magaalada Muqdisho, kadib markii nin laga shakiyey ay eryadeen ciidamada amniga.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Caawa weerar lagu qaaday Xarunta degmada Waaberi ee gobolka Banaadir.
Kooxda Alshabaab ayaa sheegatay qarax maanta lala beegsaday kolonyo uu la socday wasiir ku xigeenka Gaashaandhigga xukuumadda Soomaaliya C/llaahi Colaad…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxeysa weerar Bam oo caawa lagu qaaday Xarunta degmada Waaberi ee magaalada Muqdisho.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in weerar Bam Caawa lagu qaaday xarunta degmada Wadajir ee Magaalada Muqdisho.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in weerar Bam gacmeed lagu qaaday ciidamada xasilinta Muqdisho.
Wararka laga helayo Magaalada Jowhar ee xarunta Maamulka Hirshabeelle ayaa sheegaya in Bm gacmeed lagu weeraray Gurii uu degan yahay…
Weeraro Bambaane ayaa xalay lagu qaaday qaar ka mida saldhigyada Booliska degmooyinka Kaaraan iyo Hodan ee gobalka Banaadir.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in qarax Bam uu caawa ka dhacay magaalada.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in weerar Bam uu galabta ka dhacay suuqa weyn ee Bakaaraha magaalada Muqdisho.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay in caawa weerar Bam uu ka dhacay degmada Hodon.
Wararka lag helayo magaalada Nairobi ayaa sheegaya in waxyaabo looga shaliyay inay yihiin Bam laga helay xarunta Guddiga Sare ee…
